1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Qaadacday Shirka Arrimaha Maaliyadda ee DF Iyo kuwa xubnaha ka ah ay Ku Yeelan Doonaan Beydhabo War ka soo baxay dowlad goboleedka Jubbaland gaar ahaan xafiiska wasaaradda maaliyadda maamulkaasi ayaa waxaa gabi ahaanba lagu qaadacay shirka ay dowladda soomaaliya magaalada Beydhabo kula yeelanayso wasaaradaha maaliyadda dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dalbatay In Dib Loo Dhigo Shirka Wasaaradda Maaliyadda DF Iyo Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad Goboleedyada Qoraal goor dhow ka soo baxay xafiiska wasaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu codsaday in dib lo dhigo shirka la qorshenayo in magaalada Beydhabo ay ku yeeshaan wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Beyle Oo Kulan La Qaatay Madaxda Bangiga Afrika Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan dalka Ivory Coast ayaa waxaa uu halkaasi kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Hormarinta Afrika Akinwumi Adesina. Kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Xooggan Oo Goor Dhow Ka Kacay Mid Ka Mid Ah Isgoysyada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Balaak sii ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in goor dhow halkaasi uu ka kacay dab xooggan. Dabka ayaa waxaa uu si gaara uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Caabudwaaq Oo Soo Bandhigay Khamri Iyo Xashiish Ay Howlgal Ku Soo Qabteen Wararka aan ka helayno gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxa ay ku waramayaan in magaalada Caabudwaaq ee gobalkaasi lagu soo bandhigay Khamri aad u fara badan. Taliska booliska magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bari: Ganacsiga Magaalada Boosaaso Oo Maanta Xiran Wararka aan ka helayno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay ku waramayaan in ganacsiga magaaladaasi uu maanta yahay mid gabi ahaana xiran oo aan shaqeynayn. Ganacsatada magaaladaasi…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Ku Baaqday In Doorashada Soomaaliya Waqtigeeda Lagu Qabto Warsaxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka ayaa waxaa lagu dalbaday in doorashada ka qabsoomi doonta gudaha Soomaaliya waqtigeeda lagu qabto. Warsaxaafadeedkan oo ay si wadajira u soo saareen saaxiibada taageera…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Ibrahim(Yarey) Oo Ka Hadashay Diyaar-garowgooda, Xiritaanka Xafiisyadooda Puntland iyo Jubbaland & Xibsiyo La Diiwaan-geliyey Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey), guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta waxaa ay kulankii billaha ahaa la qaaday wakiillada beesha caalamka sida qaramada Midoobey, Midowga Yurub iyo Midowga Afika iyada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagareen Oo Sameeyay Xil Ka Qaadis Wasiiro, Kuwa Kalane Magacaabay Madaxweynaha dowlad goboleedka Konfur galbeed Soomaaliyaa Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa waxa uu xil ka qaadis ku sameeyay qaar ka mid ah golahiisa wasiirada isaga oo soo magacaabay kuwa kale.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Mahdi: Inta Soomaaliya Lagu Maamulayo Federal Qaran Xoog Leh Cirkaas Ayuu Inoo Jiraa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo ka hadlayay xaaladda dalka iyo guud ahaan siyaasadda ayaa waxa uu tilmaamay in inta dadka Soomaaliyeed lagu maamulayo hanaanka federaalka aysan heli doonin…