1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 18-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in 15 Maalmood la xiray Laanta dambi baarista ee C.I.D. Dowladda Soomaliya ayaa shaaciyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Sababta Dib Loogu Dhigay Munaasabadda Caleemasaarka Madaxweyne Qoorqoor Qoraal ka soo baxay guddiga qabanqaabada munaasabadda caleemasaarka madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay waqtigii loo asteeyay in ay dhacdo munaasabadda caleema saarka madaxweyne Qoorqoor iyo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 17-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Shirweynihii Wadatashiga aayaha Puntland ayaa manta lagu soo xiri doona Magalada Garowe, iyada oo laga soo saari doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland Oo Muddo 4 Todobaad Ah Hakisay Duulimaadyada Muqdisho, Akhriso Sababta Qoraal ka soo baxay guddiga ka hortagga iyo u diyaar garoowga xanuunka Coronavirus ee maamulka Soomaaliland, ayaa waxaa muddo 4 todobaad ah lagu hakiyay duulimaadyadii magaalada Muqdisho sabab la xiriirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 17-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Faah-faahinno kala duwan ayaa laga bixiyay Taliye ciidan oo xalay lagu dilay Magaalada Laas-caanood ee Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Xaqiijisay Kiiskii Ugu Horeeyay ee Coronavirus Wasiirka wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in gudaha dalka uu soo gaaray xanuunka Coronavirus ee addunka ku sii faafaya. Wasiirka ayaa sheegtay in ay xaqiijiyeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 16-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Madaxweynaha Jubbaland ayaa maanta darajada Gaashaanle Dhexe u dalacsiiyay Taliyihii Ciidanka Daraawiishta qeybta Afmadow ee Gobolka Jubbada hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Xukuumadda Ka Dalbaday In La Joojiyo Qaadka La Keeno Soomaaliya Guddiga arrimaha bulshada, gaadiidka iyo maaliyadda golaha shacabka ayaa waxa ay xukuumadda ka dalbadeen in gabi ahaanba la joojiyo qaadka Soomaaliya uga yimaada dalalka deriska sida Kenya iyo Itoobiya, xilli…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DF oo Ka Shiraysa Xayiraad Ay Ku Soo Rogto Kenya Iyo Itoobiya Oo Laga Helay Coronavirus Mareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliya Axmed Macallin oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa waxa uu sheegay in dowladda federaalka ah ay ka shirayso sidii xayiraad dhinaca duulimaadyada…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Nuxurka Shirkii Wadatashiga Puntland Ee Shalay Ka Furmay Garoowe Waxaa shalay si habsami leh magaalada Garowe ee dowlad gobaleedka Puntland uga furmay shirka wadatashiga aayaha Puntland oo ay ka soo qeyb galeen madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni iyo madaxweyne ku-xigeenka…