Dibadbax Ka Dhan Ah AMISOM Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Shacab farabadan ayaa maanta dibadbax waxa ay ka dhigeen nawaaxiga Isbartiibada Muqdisho, kaasi oo ay kaga cabanayeen dil bishii hore ciidamada AMISOM u geysteen wiil yar oo kubad ciyaarayay. Dadkani… 2 daqiiqo
4 daqiiqo Siilaanyo Oo Magacaabis Iyo Isku Shaandheyn Ku Sameeyay Wasiirada Somaliland Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa magacaabis iyo isku shaandheyn ku sameeyay golahiisa wasiirada, xilli khilaaf siyasadeed uu ka dhex jiro maamulkaasi. Wareegtada magacaabista ayaa sidan u qorneyd:- Madaxweynuhu:- Markuu…
1 daqiiqo Shacabka Magaalada Boosaaso Oo Aragti Ka Dhiibtay Is Casilaadii Gudoomiyahii Baarlamaanka Puntland Shacabka ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, ayaa aragti kala duwan waxa ka dhiibteen Is casilaadii maalin kahor Saciid Xasan Shire oo ahaa gudoomiyahii baarlamaanka Puntland. Inta badan…
1 daqiiqo Maamulka Galmudug Oo Loogu Baaqay In Wada Hadal La Galaan Ahlu-sunnada Dhuusamareeb Mid kamid ah salaadiinta Soomaaliyeed ee ka soo jeeda goballada dhexe ayaa ugu Baaqay Maamulka Galmudug in ay wada hadalo la galaan Ahlusunna Waljameeca ee ku sugan degmada Dhuusamareeb. Suldaan…
2 daqiiqo Maxamed Cabdi Kaliil Oo Maamul u Cusub u Magacaabay Degmada Garbahaarey Gudoomiyahii hore ee gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo dhawaan xilka laga qaaday ayaa maamul cusub u magacaabay degmada Garbahaarey ee gobalka Gedo. Wada hadal maamulka Jubbaland uu la galay…
1 daqiiqo Maamulka Deegaanka Mareerey Oo Dhaliil u Jeediyay dowladda Federaalka Maamulka deegaanka Mareereey ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa dowladda ku eedeeyay inay wax ka og tahay dhibaatooyin ka taagan gobalkaasi oo xagga amniga ah. Guddoomiyaha deegaankaasi Sayid Mayow Maaseey ayaa…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisul Wasaaraha India Oo Ku Kulmay New Delhi Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New Delhi kula kulmey Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda India Narendra Modi. Kulanka labada hoggaamiye ayaa waxaa diiradda lagu saarey dib u…
2 daqiiqo Golaha Wasiirada Oo Meel Mariyay Miisaaniyad Sanadeedka 2016-ka Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyada oo looga hadlay qodobo ay…
2 daqiiqo Deegaanada Maamulka Puntland Oo Laga Mamnuucay Dhageysiga Laanta Af-Soomaaliga Ee VOA Wasaaradda warfaafinta maamulka Puntland ayaa wareegto ay soo saartay waxa ay deegaanada maamulkaasi ka taliyo laga mamnuucay in marnaba aanay ka howlgali karin Idaacadda VOA, laanteeda Af-Soomaaliga ah, sidoo kalena…
5 daqiiqo Xisbiga Kulmiye Ee Somaliland Oo Cagta Saaray Wadadii Uu Ku Baxay Xisbigii UDUB (Warbixin) Dhawaan waxaa magaalada Hargeysa isku casilay wasiiro ka mid ah maamulka Somaliland, taasi oo keentay hadal hayn aad u badan iyo sidoo kale siyaasad ku cusb deegaanada maamulkaasi uu ka…