1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Roobow “Bartilmaameedyada Hoteelada Waa Cabsi Gelinta Dowladda” Aqoonyahan Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka amniga ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho uu yahay mid Al-shabaab ay ku muujinayaan in weli awoodooda ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaawacyadii Ugu Badnaa Ee Weerarka Hotelka Saxafi Oo La Geeyay Isbitaalka Madiina Dadkii ugu badnaa ee ku dhaawacmay weerarkii saaka lagu qaaday hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa la geeyay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Dadkaan oo u badan shacab qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ku Geeriyootay Weerarkii Hotel Saxafi (Magacyada) Faah faahin cusub ayaa laga helayaa weerar saaka lagu qaaday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho, iyadoo halkaasi ay ku geeriyoodeen mas’uuliyiin kuwo kalena dhaawac uu soo gaaray. Warbaahinta dowladda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Bakool Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka Gobalka Bakool ayaa guul ka sheegtay dagaal ay ciidamada dowladda la galeen Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay duleedka degmada Xudur ee gobalkaasi. Gudoomiye ku xigeenka dhanka siyaasadda iyo amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Gacma Duulle Oo Ku Dhaawacmay Weerarka Hotel Saxafi Ee Muqdisho Wararkii ugu dambeeyay ee aynu ka helayno Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in halkaasi uu ku dhaawacmay Taliyahii hore ee ciidamada Lugta dowladda Soomaaliya Cali Caraaye Cosoble…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weeraro Ismiidaamin Iyo Rasaas Toos Ah Oo Lagu Qaaday Hotelka Saxafi Ee Magaalada Muqdisho Goor dhaw ayaa weeraro Ismiidaamin ah iyo rasaas toos ah waxaa lagu qaaday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Gaari ayaa marka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka “Waxaana Naga Go’an Inaan Ballaarino Tababarada Iyo Qalabaynta Ciidamadeena” Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa maanta kormeer howleed ku tagey Xerada Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo tababarro ay uga socdaan cutubyo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Laba Bil Loogu Daray Soo Magacaabista Wasiiradiisa Baarlamaanka Jubbaland ayaa maanta Laba Bil dheeraad ah siiyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, si uu usoo magacaabo golahiisa wasiirada ee bedali doona kuwa hadda jira. Xildhibaanada Jubbaland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Socda Magaalada Baladweyne Ee Gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in dibadbax uu ka soconayo magaaladaasi, kaasi oo lagu diidan yahay guddiga farsamada ee maamul u sameynta…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Ka Hor Yimid Guddiga Farsamada Ee Maamulka Loo Dhisayo Sh/dhexe Iyo Hiiraan Gudoomiyaha gobalka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa qoraal soo dhigay bogga uu ku leeyahay Facebook, isaga oo ka hadlay arrinta ku aadan soo magacaabista xubnaha guddiga farsamada maamul u sameynta…