1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ingiriiska Oo Kordhineysa Taageerada Ay Siiso Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa xarunta safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka dowladaasi u fadhiya Soomaaliya Danjire Harriett Mathews iyaga oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta soo afjarista gacmo ka laabashada dambiyada loo geysto Saxafiyiinta Maanta waxaa caalamka laga xusayaa Maalinta soo afjarista gacmo ka laabashada dambiyada loo geysto Saxafiyiinta , in ka badan 700 oo Saxafi ayaa la dilay 10kii sano ee la soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ku Dhaw Degmada Afgooye Wararka ka imaanaya gobalka Shabellaha Hoose ayaa ku waramaya in Wabiga Shabelle uu fatahaad ka sameeyay deegaanno ku dhaw degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose. Wabiga ayaa ku fatahay tuulooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Nolo Xumo Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Hoostaga Degmada Jowhar Ee Sh/dhexe Xaalad adag oo dhanka Nolosha ah ayaa xilligaan waxaa laga soo sheegayaa deegaanno dhanka Galbeed kaga beegan degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe. Shacabka ku dhaqan Tuulada Daniga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Muranka Hareeyay Maamul u Sameynta Sh/dhexe Iyo Hiiraan Falanqeeye arrimaha Siyaasadda ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya uga baaqay wax ka qabashada muranka xiligan hareeyay maamul u samaynta Gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, kaas oo ka dhashay Guddiga Farsamada Maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Sheegay In Ay Kahor Tagayaan Sanaadiiqda Codeynta Oo Somaliland Geyso Deegaanadooda Maamulka Khatumo ayaa sheegay in ay ka hortagayaan Sanaadiiq cod bixin ah oo Maamulka Somaliland uu geeyay Degaano hoostaga Maamulkaasi. Goobaha la sheegay in sanaadiiqdan la geeyay ayaa ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Nuur Baaruud Oo Ka Warbixiyay Qaabkii Uu Uga Badbaaday Weerarkii Hotel Saxafi (Dhageyso) Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa dadkii deganaa Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa ka sheekeeyay qaabkii uu shaqsi ahaan uga badbaaday weerarkaasi iyo waxyaabihii uu maqlayay kahor…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Cambaareeyay Weerarkii Hotel Saxafi Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii subaxnimada maanta lagu qaadey Hotel Saxafi, waxaana uu tacsi u diray qaranka, qoysaska iyo ehaladii ay…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerarkii Hotel Saxafi, Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Sooyaalka Qaraxyada Hoteelada Muqdisho (Sawirro) Rag hubeysan islamarkaana ka mid ahaa Xarakada Al-shabaab ayaa saaka aroortii waxa ay weerar isugu jira Ismiidaamin iyo dagaal toos ah ku qaadeen Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Gudaha Oo Sheegay In Lasoo Afjaray Howlgalkii Hotelka Saxafi (Dhageyso) Wasiirka Amniga gudaha C/risaaq Cumar Maxamed oo goor dhaw la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in ciidamada amniga ay soo af jareen howlgalkii hotelka Saxafi, islamarkaana ay ciidanka dileen dadkii…