1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaraddii Labaad oo Ruush ah oo Muddo Todobaad Gudahiis ah Ku Dhacday Bariga Dhexe Diyaarad laga leeyahay dalka Ruushka ayaa ku burburtay meel u dhaw magaalada Jubba ee koofurta Suudaan. Wararka ayaa sheegaya in Diraaradda ay ku dhinteen ilaa 40 qof oo rakaabkii saarnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ku Baaqday In Gurmad Caalami Ah La Gaarsiiyo Dadka Ay Saameysay Dufaanta Chapala Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in xilligaan gurmad rasmi ah looga baahan yahay dhamaan deegaanada ku yaalla xeebaha Bari ee Puntland, halkaasi oo dhawaan dabaylo xooggan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Gobalka Gedo Oo Isku Raacay Ka Qeybgalka Shirka Nabadeed Ee Kismaayo Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in kulamo ka dhacay magaalada Muqdisho una dhaxeeyay siyaasiyiinta iyo waxgaradka gobalka Gedo, la’isku raacay in laga wada qeybgalo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Kala Diray Golahii Deegaanka Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu kala diray dhammaan golahii deegaanka magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Digreeto uu soo saaray madaxweynaha Galmudug, welina aan saxaafadda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 8-Tillaabo oo laga Sugayo Guddoomiya Banaadir iyo Duqa Muqdisho Sheekh Yusuf Jimcaale!! Sida Caalamka ka dhacdo, shakhsiga loo dhiibayo xilka duqa magaalada iyo goddoomiyaha gobolka waxaa in uu horay uga soo shaqeeyaa Laan, waax, degmo kadib gobolka, Lakin Soomaaliya arrintaas kama dhacdo!…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Soomaalida Qaxootiga Ku Ah Dalkeeda Ka Codsatay Ka Shaqeynta Amniga Wasiirka arrimaha gudaha wadanka Kenya ayaa madaxda xeryaha qaxootiga Dhadhaab kala hadlay arrimo ay ka mid tahay ka qeyb qaadashada ammaanka. Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxaa booqday wefdi ballaaran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Caabudwaaq Oo Maamul Cusub Loo Sameynayo Maamulka Galmudug ayaa ku howlan sidii maamul cusub loogu sameyn lahaa degmada Caabudwaaq ee waqooyiga Gobalka Galgaduud, halkaasi oo bilihii ugu dambeeyay maamul la’aan ahayd. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Degmada Baardheere Oo Saaka Hawada Ka Maqan Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in hawada ay saaka ka maqan tahay guud ahaan isgaarsiintii degmadaasi. Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobalka Jubada Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka deegaanka Qooqaani ee gobalka Jubada Hoose. Maxamed Maxamuud Ismaaciil oo ka mid ah mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Degmada Cadaado Oo Walaac Ka Muujiyay Lacago Been Abuur Ah Oo Degmadaasi Lagu Arkay Ganacsatada ku dhaqan degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa cabasho ka ah lacag been abuur ah oo dhawaan lagu arkay suuqyada degmadaasi. Waxa ay sheegeen in lacagtani ay sababtay qiimo…