1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Ruush ah oo ay Saaran yihiin 200 oo Qof oo Burburtay Sida ay Xaqiijinayaan hay’adaha amaanka Masar, Diyaarad laga leeyahay dalka Masar oo ay saarnaayeen ilaa 200 oo qof ayaa ku dul-burburtay Jasiiradda Sinay ee waqooyi bari dalka Masar. Dhankooda Mas’uul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Federaalka oo La Shirsan Wasiirrada Maaliyadda ee Maamul Goboleedyada Wasiirka Maaliyadda Maxamed Aden Fargeti ayaa Shir Guddoominaya shir ay joogaan Wasiirrada Maaliyadda ee Maamul Goboleedyada dalka. Shirkan oo hadda socda Hotel SYL ee magaalada Muqdisho, waxaa uu socon doonaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Magaalada Muqdisho Uga Furmay Wasaaradaha Arimaha Gudaha Ee Dowladda Federaalka Iyo Maamul Gobaleedyada Goor dhaw waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir u dhaxeeya wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka iyo kuwa maamul gobaleedyada dalka ka jira, kaasi oo looga hadlayo Arrimo dhowr ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Jubbaland Oo Ka Shiraya Muddo Kordhin Loo Sameeyo Waqtiga Uu Axmed Madoobe Kusoo Dhisayo Wasiiradiisa Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, ayaa waxay sheegayaan in xilligaan ay xarunta Caymiska ku shirayaan xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland, iyaga oo cod u qaadaya codsi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Baydhaba Waxaa magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte Qaalib iyo wafdi uu hogaaminayay. Xubnaha uu Ra’iisul wasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaqyo Nabadeed Oo Loo Dirayo Beello Ku Dagaallamay Gobalka Galgaduud Waxaa isa soo taraya baaqa nabadeed ee loo dirayo beellaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanno ka mid ah gobalka Galgaduud, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhahcay Maqaayad Ku Taalla Deegaanka Deynuunay Ee Baay Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay maqaayad ku taalla deegaanka Deynuunay ee gobalka Baay, kaasi oo sababay khasaare dhaawac ah. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Kasoo Jeeda Gobalada Sool Iyo Sanaag Oo Qorsheynaya Maamul Loo Dhiso Gobaladaasi Waxgarad kasoo jeeda gobalada Sool iyo Sanaag ayaa billaabay kulamo ay ku yeelanayaan magaalada Muqdisho, kaasi oo looga hadlayo aayaha gobaladaasi. Qaar ka mid ah waxgaradkaan ayaa habeenkii xalay ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Magan “Shacabka Gedo Wax Aysan Rabin Laguma Qasbi Karo” Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan gobalka Gedo aan marnaba lagu qasbi karin maamul aysan iyagu raali ka ahayn.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Urur Mideeya Muruq Maalka Shabellaha Dhexe Oo Lagu Dhawaaqay Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe ayaa looga dhawaaqay ururka Dhaq dhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS), kaasi oo baaba’ay xilligii ay dhacaysa dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Ururkaan oo dib loo…