1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Magacawday Guddiga Farsamada Maamul u Sameynta Sh/dhexe Iyo Hiiraan Wareegto kasoo baxday wasaaradda arimaha gudaha iyo Federaalka ee dowladda Soomaaliya ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada maamul u sameynta ee gobalada Sh/dhexe iyo Hiiraan. Guddigaan ayaa ka kooban 14 xubnood,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Hore Ee Baarlamaanka Puntland Oo Sheegay In Mooshinkii Isaga Laga Keenay Laga Soo Abaabulay Muqdisho Gudoomiyahii hore ee Baarlamaanka Puntland Saciid Xasan Shire oo wareysi gaar ah maanta siiyay Goobjoog News, ayaa ka hadlay xilkii uu ka degay iyo sidoo kale halka laga soo abaabulay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah AMISOM Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Shacab farabadan ayaa maanta dibadbax waxa ay ka dhigeen nawaaxiga Isbartiibada Muqdisho, kaasi oo ay kaga cabanayeen dil bishii hore ciidamada AMISOM u geysteen wiil yar oo kubad ciyaarayay. Dadkani…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Siilaanyo Oo Magacaabis Iyo Isku Shaandheyn Ku Sameeyay Wasiirada Somaliland Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa magacaabis iyo isku shaandheyn ku sameeyay golahiisa wasiirada, xilli khilaaf siyasadeed uu ka dhex jiro maamulkaasi. Wareegtada magacaabista ayaa sidan u qorneyd:- Madaxweynuhu:- Markuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Magaalada Boosaaso Oo Aragti Ka Dhiibtay Is Casilaadii Gudoomiyahii Baarlamaanka Puntland Shacabka ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, ayaa aragti kala duwan waxa ka dhiibteen Is casilaadii maalin kahor Saciid Xasan Shire oo ahaa gudoomiyahii baarlamaanka Puntland. Inta badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Loogu Baaqay In Wada Hadal La Galaan Ahlu-sunnada Dhuusamareeb Mid kamid ah salaadiinta Soomaaliyeed ee ka soo jeeda goballada dhexe ayaa ugu Baaqay Maamulka Galmudug in ay wada hadalo la galaan Ahlusunna Waljameeca ee ku sugan degmada Dhuusamareeb. Suldaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Cabdi Kaliil Oo Maamul u Cusub u Magacaabay Degmada Garbahaarey Gudoomiyahii hore ee gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo dhawaan xilka laga qaaday ayaa maamul cusub u magacaabay degmada Garbahaarey ee gobalka Gedo. Wada hadal maamulka Jubbaland uu la galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Mareerey Oo Dhaliil u Jeediyay dowladda Federaalka Maamulka deegaanka Mareereey ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa dowladda ku eedeeyay inay wax ka og tahay dhibaatooyin ka taagan gobalkaasi oo xagga amniga ah. Guddoomiyaha deegaankaasi Sayid Mayow Maaseey ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisul Wasaaraha India Oo Ku Kulmay New Delhi Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New Delhi kula kulmey Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda India Narendra Modi. Kulanka labada hoggaamiye ayaa waxaa diiradda lagu saarey dib u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Meel Mariyay Miisaaniyad Sanadeedka 2016-ka Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyada oo looga hadlay qodobo ay…