2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo Soomaali Ka Saaraya Liiska Dadka Ka Caaggan Duulimaadka Wasaaradda amniga gudaha Maraykanka ayaa biloowdey qorshe cusub oo ay ku tirtireyso magacyada dad tiro badan oo ku jira liiska dadka ka caaggan duumilaadyada sababo la xiriiro tuhuno laga qabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Ingiriiska oo Lubnaan Ku Sugan Si Dhibaatada Qaxootiga Suuriya Wax Looga Qabto Ra’isul Wasaaraha Ingiriiska David Cameron ayaa soo gaaray dalka Libnaan si uu kulan ula qaato dhigiisa dalkaasi Tamaam Salaam. Labada Mas’uul ayaa ka wada hadli doona dhibaatada dadka Qaxootiga ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka Dhacay Degmada Diinsoor Ee Gobalka Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay ka dhacay duleedka degmada Diinsoor ee gobalka Baay. Wararka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin Hor Leh Oo Lasoo Dhigay Inta u Dhaxeysa Muqdisho Iyo Baydhabo Qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka ee ka shaqeeya inta u dhaxeysa magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa sheegay in wadada isku xiriirisa magaalooyinkaasi ay kusoo kordheen Isbaarooyin badan. Mid ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Wada Howlgal Lagu Raadinayo Dadka Wax Tahriibaya Taliska ciidamada badda maamulka Puntland ayaa sheegay in ay ku raad joogaan kooxaha dadka tahriibiyaha oo maalmihii ugu dambeeyay sii xoojiyay qorshaha ay dadka ku tahriibinayaan. Taliyaha ciidamadaasi Admiral Cabdirisaaq…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Dib Loogu Dhigey Shirkii Wadatashiga Kismaayo ? Warar dheeraad ah oo ay Goobjoog ka heshey shir maanta ka furmey magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in la’isku afgaran waayay hore u wadista shirka, lana go’aamiyey in dib loo dhigo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka oo Kaalin Laga Siinayo Hawlaha Doorashooyinka Kadib kulamo dhexmaray guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka iyo ururada bulshada rayidka ah ayaa waxaa la’isku afgartay wadashaqayn dhexmarta labada dhinac, iyada oo ururada kaalin laga siinayo hawsha qabanqaabada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ku Dhawaaqay Xilliga Ay Billaabanayaan Wadatashiyada Hanaanka Doorashada 2016 Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa magaalada Kismaayo kaga dhawaaqey in bishan 20-keeda ay magaalada Muqdisho ka bilaaban doonaan kulamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Iyo Maamul Gobaleedya Oo Ka Furmay Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu goor dhaw ka furmay sirka wada tashiga dowladda Federaalka iyo maamul gobaleedyada, kaasi oo looga…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo : Madaxda Soomaalida oo Ka Hadlay Aayaha Dalka Xafladdii caleemo-saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa ka qeybgalay inta badan madaxda Soomaaliya, waxaana si weyn looga hadlay midnimada Soomaaliya iyo sidii xasilooni loogu soo dabaali lahaa dalka.…