Waxgarad Billaabay Xalinta Xiisad Ka Jirta Degmada Garbahaarey Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in waxgaradka ku dhaqan degmadaasi ay billaabeen xalinta xiisad ka taagan degmadaasi. Xiisadaan ayaa billaabatay ka dib markii gudoomiyahii hore… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Wasiir Maareeye “Cali Dheere Maanta Hadii Uu Yimaado Waa Cafis” Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta hadal ka jeedinayay munaasabad lagu soo gabagabeynayay Ololaha dhaqanka iyo Hidaha Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladdu ay tahay mid u…
2 daqiiqo Magaalada Muqdisho Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Ololaha Dhaqanka Iyo Hidaha Soomaaliyeed Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gababaeeyay Ololaha dhaqanka iyo Hidaha Soomaaliyeed, kaasio oo magaalada ka socday muddo 4 bil ah. Munaasabaddii lagu soo gabagabeynayay Ololahaan waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin…
1 daqiiqo Xildhibaanadii Mooshinka Keenay oo Ka Jawaabay Warqaddii Jawaari-Akhri Xildhibaanadii mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa soo saaray war ay kaga jawaabayaan warqadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Cismaan Jawaari oo ku aadan wada hadalsiinta Xildhibaanada iyo Xukuumadda.…
2 daqiiqo Hoos u Dhac Ku Yimid Tabcashada Beeraha Ee Gobalka Shabellaha Hoose Hoos u dhac ballaaran ayaa xilligaan laga dareemayaa tacabka beeraha, gaar ahaan kuwa la beero xilli roobaadka. Qaar ka mid ah beeraleyda gobalka Shabellaha Hoose oo u waramay Goobjoog News…
1 daqiiqo Galmudug Oo Maamul u Sameynaysa Degmada Ceelbuur Maamulka Galmudug ayaa sheegay in dhawaan maamul rasmi ah loo sameyn doono degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud, islamarkaana lageyn doona ciidamo ammaanka xaqiijiya. Xildhibaan Cabdullaahi Cabdi Cabdulle oo ka mid…
1 daqiiqo Qaabka Loo Xulayo Xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Dhaliilay Waxaa soo baxaya dhaliilo loo jeedinayo hanaanka haatan loo xulayo xildhibaanada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed iyo sida degmooyinka loogu kala qeybiyay mudanayaasha. Guddoomiyaha deegaanka Yeed ee gobalka Bakool Cabdi Saaqid…
1 daqiiqo Waxgarad Sheegay In Dhawaan Lagu Dhawaaqi Doono Xildhibaanada Koonfur Galbeed Afhayeenka odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino oo ku sugan magaalada Baydhaba ee gobalka Baay ayaa sheegay in ay ku rajo weyn yihiin muddo gaaban inay kusoo bandhigaan…
1 daqiiqo Gudoomiyahii Hore Ee Gedo Oo Ciidan Badan La Tagay Duleedka Garbahaarey Iyo Xiisad Ka Billaabatay Degmadaasi Wararka naga soo gaaraya degmada Garbahaarey ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in gudoomiyahii hore ee gobalkaasi Maxamed Cabdi Kaliil iyo ciidamo badan oo uu wato ay dul fariisteen degmadaasi,…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Buuloburde Oo Ka Hadlay Sababta Ay Ciidamada Itoobiya Uga Baxeen Deegaanka Buq’aqable Maamulka degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay sababta ay ciidamada Itoobiya maalintii shalay ahayd uga baxeen deegaanka Buq’aqable ee gobalka Hiiraan. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdicasiis…