1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Ka Tirsan Galmudug Oo Kulamo La Leh Waxgaradka Caabudwaaq Wararka saaka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in wasiiro ka mid ah maamulka Galmudug ay kulamo la leeyihiin waxgaradka ku dhaqan degmadaasi. Kulamadaan ayaa ah kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Macallin Iskuul Oo Lagu Dilay Degmada Dharkeenley Ee Magaalada Muqdisho Rag hubeysan aya ahabeenkii xalay ahaa waxa ay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku dileen qof la sheegay inuu ahaa Macallin Iskuul, xilli uu ku dhawaa hoygiisa ku yaalla xaafadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Ganacsiga “Waa Ka Mamnuuc in Xawaaladaha iyo Bangiyada Akoon u Furaan Cid Aanan Shati Ka Heysanin Wasaaradda” Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdi Cusmaan oo ay hareero fadhiyaan koox wasiirro kale ah iyo xeer illaaliyaha guud ayaa warbaahinta u sheegey in wixii maanta laga bilaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin Laga Qaaday Inta u Dhaxeysa Gaalkacyo Iyo Bandiiradley Ee Mudug Ciidamo qaab deegaan u abaabulan, kana howlgala deegaanka Bandiiradley ee gobalka Mudug oo garab siinaya kuwa Booliiska ah ayaa ku guuleystay inay qaadaan Isbaarooyinka yaallay inta u dhaxeysa deegaankaasi iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caabudwaaq: Hoyga Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo La Weeraray Rag hubeysan oo loo maleynayo inay ka mid yihiin ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay weerar ku qaadeen hoyga wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug C/qaadir Cabdullaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan Baladweyne Oo Deeq Kala Duwan La Guddoonsiiyay (Sawirro) Hay’adda DRC ayaa deeq isugu jirta Joodariyaal, maacuun iyo agab kale oo muhiim ah waxa ay guddoonsiisay qaar ka mid ah Soomaalida kasoo cararay dagaallada Yemen ee ku sugan magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland : Dowladda Iran Waxay La’dahay Cid Kala Wareegta Maxaabiis Soomaaliyeed Agaasimaha ka hor tagga burcad badeedda Puntland Cabdirisaaq Maxamed Dirir ayaa sheegey in dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xirxiran dalka Iran, oo loo heysto hawlo burcad badeednimo la la’yahay cid kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Galmudug Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Lix Bil Oo Sanadka 2015-ka Ah Shir ay yeesheen Golaha wasiirada Galmudug ayaa si qoto dheer waxaa looga hadlay qoondaynta Miisaaniyada Dowlad Goboleedka Galmudug. Wasiirka maaliyada Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali saciid Cumar ayaa soo bandhigay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wada Hadal Laga Gelayo Halka Lagu Qabanayo Shirka Maamul u Sameynta Sh/dhexe Iyo Hiiraan Xildhibaan Maxamed Maxmuud Goodir oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isaga oo safar ku jooga magaalada Baladweyne, waxa uu faah faahin ka bixiyay kulamo ay magaaladaasi kula yeesheen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryoole Ee Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab kahelaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhan ah ayaa saaka waabarigii ka dhacay degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose. Ciidamo ka…