1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada oo Ka Hadlay Shilin Soomaali Cusub oo Lagu Soo Daabacayo Kulankii golaha wasiirada ee todobaadkan ayaa looga hadlay lacag shilin Soomaali Been Abuur ah oo dhawaanahan suuqyada soo gashay, gaar ahaan Puntland iyo Galmudug, waxayna ka digeey in cawaaqib xumo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Shaacisey Xiliga ay Dhacayaan Doorashooyinka Madaxweyna maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shaaciyey xiliga la qabanayo doorashooyinka baarlamaanka iyo tan madaxtinimo oo ahayd arrintii ay sida weyn uga walaacsanaayeen xisbiyadda mucaaradka. Hoos Ka Akhri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Kasoo Horjeeday Maamulka Jubbaland Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Kismaayo (Sawirro) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, waxaa lagu soo dhaweeyay xubno siyaasiyiin ah, kuwaasi oo horay uga soo horjeeday maamulka Jubbaland. Siyaasiyiintaan oo ay ka mid yihiin Maxamuud Sayid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska oo Heley Gaadiid Ay Ku Hawlgalaan – Sawirro Ciidamada booliiska Soomaaliyeed ayaa shalay lasoo gaarsiiyey gaadiid cusub oo ay ku hawlgalaan, kaasi oo ay ku deeqdey dowladda Japan oo hadda ka horna sidan oo kale gaadiid ugu deeqdey.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Degmada Afgooye Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa goor dhaw waxa ay gaareen degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose. Wafdiga waxaa ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Dowladda Ku Eedeysay In ay Hubeysay Galmudug Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada Dhexe ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay in hub iyo gaadiid dagaal ay soo siiyeen maamulka Galmudug, iyaga oo sheegay in looga qeybqaatay dagaalkii shalay ka…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa ka Qabsoomey Lixdii Tiir Ee Xasan Sheekh Sedex Sano Kadib? (Dhageyso) Maalintii Doorashada. Doorashadii madaxtinimo 10kii September 2012ka ka dhacday Dugsiga tababarka ciidanka Booliska ee Gen. kaahiye, waxay mar aheyd tallaabo dhanka fiican loo qaaday, waxay soo afjartay madaxweyneyaal, iyo goleyaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Deegaanka Gaalkacyo Oo Dhaliilay Duqa Magaaladaasi Golaha deegaanka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa dhaliil u jeediyay duqa magaaladaasi Bile Diini Cali, ka dib markii ay sheegeen in arrimo badan uu ku dhaqaaqay. Cali Xuseen Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Degmada Caabudwaaq Oo Shalay Lagu Dagaallamay Wararka saaka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in xaaladda ay tahay mid aad u deggan, ka dib markii shalay degmadaasi ay ku dagaallameen ciidamo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Cabdi Kaliil “Kama Cabsanayo Inay i Xiraan Ciidamada Itoobiya Ee Garbahaarey” Gudoomiyahii hore ee gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo ku sugan degmada Garbahaarey ayaa sheegay in aanu wax cabsi ah ka qabin inay xabsiga dhigaan ciidamada Itoobiya, ka dib markii…