1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Maanta La Caleemo Saarayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta lagu wadaa in lagu caleemo saaro magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose. Waxaa magaalada Kismaayo ka soconaysa qaban qaabadii ugu dambeysay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Sheegey in AMISOM ay Ka Baxayso Istadiyuum Muqdisho iyo Jaamacadda Gaheyr Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey xaflad sedex sano guuradii kasoo wareegtey markii xilka loo doortey ayaa sheegey in ciidamada AMISOM uu kula heshiiyey in ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharciga Shaqaalaha Ajaaniibta oo Dib U Eegis Lagu Samaynayo Kadib markii dhaliilo laga keeney sharciga shaqaalaha ajaaniibta ah ee baarlamaanka uu ansixiyey dhawaan, ayaa waxaa biloowdey dadaalo dib u eegis loogu samaynayo sharcigani oo la sheegey in uu leeyahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas Oo Kismaayo u Tagay Ka Qeybgalka Caleema Saarka Axmed Madoobe (Sawirro) Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, waxaa maanta gaaray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxaa madaxweynaha Puntland iyo xubnaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Dowladda Iran Ku Eedeysay In ay Taageerayaan Ahlu-sunnada Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay dowladda Iran iyo taageero dhan walba leh ay siinayaan kooxda SUFA (Ahlu-sunna) ee gobalka Galgaduud, kuwaasi oo dhawaan dagaal la galay ciidamada Galmudug. Wasiirka warfaafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Barakac Ka Billaabay Deegaanka Mareergur Ee Gobalka Galgaduud Wararka ka imaanaya deegaanka Mareergur ee gobalka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in shacabka halkaasi ku dhaqan ay billaabeen barakac baahsan, ka dib markii ay ka baqeen in lagu dul dagaallamo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Gadooday Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa gadood ka sameeyay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, ka dib markii ay saluugeen lacag mushaar ahaan loo siiyay. Ciidamadaan ayaa tiro ahaan waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Sheegay In Amni Darro Ay Keeni Karto Lacag Shilin Soomaali Cusub Ah Oo Dhawaan Daabacday Puntland Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa sheegay in amni darro ay keeni karto lacag shilin Soomaali cusub ah, taasi oo dhawaan maamulka Puntland uu daabacay. Waxa uu sheegay in suuqayada magaalada Gaalkacyo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan “Askari Baahan Oo Qori Loo Dhiibay Waxa Uu Sameynayo Waa La Ogyahay” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ay jiraan dhibaatooyin badan oo ay qabaan ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan kuwa ku sugan gobalada Baay, Bakool iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Shacabka Shabellaha Hoose Ka Codsaday Inay Ka Shaqeeyaan Amniga Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shacab badan kula hadlay degmada Afgooye ayaa gobalka Shabellaha Hoose, waxa uu ka dalbaday inay ka shaqeeyaan amniga si loo helo kala…