1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Hore Ee Gedo Oo Ciidan Badan La Tagay Duleedka Garbahaarey Iyo Xiisad Ka Billaabatay Degmadaasi Wararka naga soo gaaraya degmada Garbahaarey ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in gudoomiyahii hore ee gobalkaasi Maxamed Cabdi Kaliil iyo ciidamo badan oo uu wato ay dul fariisteen degmadaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburde Oo Ka Hadlay Sababta Ay Ciidamada Itoobiya Uga Baxeen Deegaanka Buq’aqable Maamulka degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay sababta ay ciidamada Itoobiya maalintii shalay ahayd uga baxeen deegaanka Buq’aqable ee gobalka Hiiraan. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdicasiis…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magacaabay Maareeyaha Guud ee Mashruuca Horumarinta Xeebaha iyo Kalluuumeysiga Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xilka Magacaabid Maareeyaha Guud ee Mashruuca Horumarinta Xeebaha iyo Kalluuumeysiga u magacaabay Cabdi Jiinow Calasow oo horay u ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Iyo Kuwa Itoobiya Oo Faarujiyay Deegaanka Buq’aqable Ee Gobalka Hiiraan Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa inay isaga baxeen deegaanka Buq’aqable ee Gobolka Hiiraan, waxaana deegaankaasi dib ula wareegay ciidamada Xarakada Al-shabaab. Lama Oga ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deeq Dawo Ah Oo La Gaarsiiyay Isbitaalka Guud Ee Magaalada Cadaado Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Galmudug ayaa deeq dawo ah gaarsiisay Isbitaalka Guud ee degmada Cadaado, halkaasi oo bukaanno lagu baxnaaninayo. Wasiirka caafimaadka Galmudug Nimco Catoosh iyo xubno ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya Ee Kenya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Booqday Xeryaha Dhadhaab Wafdigaan oo ay hogaaminayeen safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan iyo Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi Cali Maxamed Sheekh ayaa waxaa ka mid ahaa madaxa Hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Ka Tirsan Galmudug Oo Xariga Ka Jaray Xarumo Dan Guud Ah Magaalda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa waxaa laga hirgeliyay mashaariic dan guud ah, taasi oo ay fureen wasiirro ka mid ah maamulka Galmudug. Xarumahaan ayaa isugu jira goobo kubadda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Gar Mise Gaf: Gabdhaha Oo Guurka Lagu Qasbo Gabdhaha kunool magaalada Muqdisha ayaa xilligan aad uga hadlaya dhibta uu leeyahay Guurka qasabka ah kaas oo wali kajira magaalada Muqdisho. waalidiinta qaarna gabdhaha ay dhaleen ku dara nin aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Kasoo Carartay Dagaallada Yemen Oo Gurmad u Baahan Tan iyo markii dalka Yemen ay ka billawdeen dagaallo xoogan, waxaa dalka dib ugu soo laabanayay Muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo naftooda lasoo baxsaday. Qaar ka mid ah qoysaskii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Dhallinyaro Bilawday Wacyigelinta Bulshada Ee Dhibaatada Qabyaaladda Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa ka bilawday Olole Ballaaran oo ay wadaan koox dhallinyaro ah, kaasi oo bulshada looga wacyigelinayo dhibaatada ka dhalan karta qabyaaladda. Dadka ayaa loo…