1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Galmudug Oo Ku Baaqay In 2 Todobaad Dib Loo Dhigo Doorashada Murashaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Galmudug ee aan weli isdiiwaangalin sida Cabdiraxmaan Odowaa, Kamaal Guutaale, Cabdi Dheere iyo Cabdullahi Faarax Weheliye ayaa soo saaray baaq ay ku dalbanayaan in dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Wasiir Janan Waxa Uu U Dhaxeeyaa Nolol Iyo Geeri Dowlad goboleedka Jubbaland, ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in ay ka walaacsantahay xaalada Wasiirkoodii amniga oo shalay hey’adaha booliska Soomaaliya ay sheegeen inuu baxsaday, waxa ayna sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Xafiiska UNSOM oo Hargeysa Gaaray Waxaa maanta Magaalada Haegeysa ee Somaliland gaaray wafdi uu hogaaminaayey wakiilka cusub ee xafiiska gargaarka Biniaadamnimada ee UNSOM Mr. Adam Abdul-mowla. Mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ayaa ku soo dhaweeyeey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna Oo Soo Dhistay Baarlamaan Cusub Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, ayaa ku waramaya in maanta ururka Ahlu sunna ay magaaladaasi kaga dhawaaqeen xildhibaano cusub oo Galmudug ay yeelan doonto. Xildhibaanadaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Sheekh Shariikh oo Ka Digay In Doorashada 2020 Codeeyaan Dad Aan La Aqoon Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee dalka ahna guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran ayaa baaq u diray madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, isaga oo ka hadlay doorashada 2020. Madaxweyne Shariif…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adaha Xuquuqul Insaanka oo xaqiijiyey Furnaanshiyaha Xabsiga Godka Jilacow Qaar ka tirsan hey’adaha xuquuqul insaanka ee ka hawl gala magaalada Muqdisho ayaa Goobjoog New u xaqiijiyey inuu weli furan yahay xabsiga godka Jilacow, dadkana lagu xiro. “Waan tagnay xabsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Magacaabis Sameeyay Axmed Cilmi Cismaan Karaash madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa sameeyay magacaabis taliye cusub. Wareegto ka soo baxaday Xafiiska madaxweyne ku xigeenka Puntland, ayaa Taliyaha cusub ee booliska gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Duqeyn Ka Geystay Jubbada Dhexe Taliska Mareykanka ee ka howlgala Africa ee loo yaqaan AFRICOM, ayaa waxa ay sheegeen in duqeyn diyaaradeed ay ka geysteen gobalka Jubbada dhexe halkaasi oo ay ku bartilmaameedsadeen dhaq dhaqaaqa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Ka Gudubtay Wejiga 4-aad ee Deyn cafinta Hay’adda lacagta adduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan IMF, ayaa sheegtay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka gudubtay dib u eegista 2-aad wajigiisa 4-aad ee deyn cafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Djibouti: Shirka Waxbarashada Afrika oo Furmaya Waxaa lagu wadaa inuu wadanka Jabuuti uu ka furmo shirweynaha waxbarashada qaarada Afrika, oo sanadkaan uu marti galinaayo Madaxweyne Cismaaciil Cumar Geele. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya wada badan…