2 daqiiqo Sheeko:Dalka 2019: Soomaaliya oo Noqotey Dalalka Ugu Musuqa Badan Markii 13-naad Inkasta oo maamulka Farmaajo uu mar weliba sheego horumar laga gaaray dhanka maaliyadda, isla xisaabtanka iyo dib u habeynta hey’adaha dhaqaalaha, xiriir wanaagsanna uu kala dhaxeeyo hey’adda IMF-ta iyo bangiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Galmudug Oo Kulan Degdeg Ah Ku Leh Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in maanta ay halkaasi kulan degdeg ah ku yeelan doonaan xildhibaannada baarlamaanka Galmudug. Sida ay Goobjoog News u sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Hala Joojiyo Waxa Ka Socda Dhuusamareeb Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa soo saaray qoraal uu kaga hadlayo waxa ka socda magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Xaaf ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Soomaaliya oo Ka Hadashay Iscasilaadii Guulwade. Madaxtooyada Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixisay iscasilaadii uu sameeyey Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo xubin ka ahaa guddiga dab- u heshiisiinta wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland. Warsaxaafadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiin Sheegay In Aysan Ka Qeybgali Doonin Doorashada Galmudug Inta… Qaar ka mid ah musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee dowlad goboleedka Galmudug, ayaa qoraal ay soo saareen waxay ku sheegeen in aysan ka qeybgali doonin doorashada, inta uu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Lala Beegsaday Xarumo Al-shabaab Ku Lahaayeen Jubbooyinka Wararka ka imaanayaa gobollada Jubbooyinka ayaa sheegay in ay halkaasi ka dhaceen duqeyn dhanka cirka ah, oo lala beegsaday dhaqdhaqaaqyadda Alshabaab. Duqeynta ayaa ka dhacday deegaannada Hargeysa yarey, Saayow iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Shuruudaha Lagu Xiray Murashaxiinta Madaxtinnimada Galmudug. Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug ayaa goordhow shaaciyey shuruudaha laga rabo Murashixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa. Qoraalka ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna oo Qaadacday Doorashada Galmudug. Ahlu-sunna Waljamaaca ayaa maanta ka soo horjeetay gabi ahaan doorashada dhismaha lagu dhameystiraayo dowlad gobaleedka Galmudug, iyada oo dowladda federaalka ah ku eedeeyey jabinta heshiiskii labada djinac ay wada gaareen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Kenya oo Burburiyey Xarun Isgaarsiineed ay Leedahay Shirkadda Hormuud. Iyada oo ay weli sii socoto burburinta Ciidanka Kenya ay ku hayaan xarumaha Shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya ee gobollada Jubbooyinka & Gedo ayey ciidamada Kenya waxay mar labaad bur buriyeen xarun…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Baaraya Saliidda Ku Jirta Biyaha Soomaaliya Madaxweynaha dalka Turkiga Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku casuuntay Turkiga sahan loogu sameeyo saliidda ku jirta badaha Soomaaliya kaddib markii ay Ankara heshiis la saxiixatay Libya sannadkii…