2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Biixi oo Magacaabis Sameeyey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxaa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadahoodu kala yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-443/012020 iyo JSL/XM/WM/222-444/012020, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. Waxaanay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “DFS Lugaha Ugama Hayno Qabiil Ahaan Iyo Dowlad Ahaan” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka diidday wadahadal ay la gasho maamulkiisa. Wuxuu tilmaamay in dedaal badan ku bixiyeen sidii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorayada Madaxweynaha Galmudug Baarlamaanka cusub ee dowlad gobaleedka Galmudug oo yeeshay kulankoodii labaad kala fadhigii kowaad oo ka qabsoomay xarunta Baarlamaanka dowlad gobaleedka ee Shiirkole ee magaalada Dhuusamareeb,waxaana shir goddoominaayey guddoomiyaha golaha wakiilada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Caruur oo Shuban Biyood Ugu Geeriyoodey Duleedka Muqdisho Inta la xaqiijiyey ilaa 3 caruur ah ayaa shuban biyood ugu geeriyootey halka 7 kale isbitaallada la dhigay duleedka magaalada Muqdisho. Kaamka Maandeeq oo ku yaallo KM13 ee galbeedka Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maareeye Cusub Oo Loo Magacaabay Dekadda Boosaaso Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa maareeye cusub waxa uu u magacaabay dekadda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Wareegtada magacaabista ayaa sidan u qoran: Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Odowaa, Guutaale iyo Weheliye oo Dalbaday 21 Maalin oo Olole Ah Murashaxiinta madaxtinnimada Galmudug ee kala ah: Cabdiraxmaan Odowaa, Kamaal Guuaate iyo Cabdullahi Weheliye oo maanta soo saaray baaq ayaa ku dalbaday in la siiyo saddex todobaad oo olole ah. Saddexdan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Qoysas Ku Sumoobay Caano Ay Cabeen Wararka ka imaanaya magaalada Qardho ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in Labo qoys ay ku sumoobeen caano ay cabeen, kuwaasi oo haatan lagu dabiibayo isbitaal ku yaalla magaaladaasi. Illaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dani Oo Sheegay In DFS Ay Waddo Iska Horkeenista Shacabka Iyo Maamulka Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay in dowladda dhexe ay marar badan isku dayday iney qalqal siyaasadeed ka dhex abuurto deegaannada Puntland. Dani ayaa isaga oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe “Talo Aan Wadaag Lahayn Waxbo Ma Tareyso” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari wuxuu sheegay in muhiim ay tahay wadashaqeyn dhexmarta dowladda dhexe iyo dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Lagu Diley Degmada Wanlaweyn Ee Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi xalay lagu diley mid ka mid ah nabadoonnada aadka looga yaqaan degmadaasi. Sida ay sheegeen dadka…