1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Laga Bixiyey Roobab Dabeylo Wata Oo Ku Wajahan Puntland Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo la sheegay iney ku wajahan yihiin deegaanno maamulkaasi ka tirsan. Waxa ay sheegtay wasaaradda in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Toogtay Rag Ay Sheegeen Iney Ka Tirsanaayeen DFS Al-shabaab ayaa fagaare ku yaalla deegaanka Sablaale ee gobolka Shabellaha Hoose waxay ku toogteen Afar qof oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen DFS. Dadweyne laga soo bixiyey guryahooda ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-Shabaab Oo Ugu Hanjabtay Mareykanka Inay Weerari Doonto Xarrakada Alshabaab ee saldhiggeedu yahay dalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay weerarro ku qaadi doonto xarumo Mareykanku ku leeyahay adduunka maalmo kaddib markii ay weerar qasaaro geystay oo aan la fileyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Muqdisho: Canshuur Bixiyeyaal Aan Loo Adeegin! Gaadiidleyda Muqdisho oo si joogta ah u bixiyo canshuurta lagu waajibiyey, ayaa hadana waxa ay yihiin kuwo aan helin adeegyadii ay dowladda uga baahnaayeen, gaar ahaan dowladda hoose ee Xamar.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf Oo Ka Horyimid Ku Dhowaaqista Xildhibaannada Cusub Ee Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka horyimid ku dhowaaqistii shalay ee Liiska xildhibaannada dowlad goboleedka Galmudug. Wuxuu sheegay in arrintan u egtahay qorshe ay xukuumadda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Qaabuus oo Geeriyoodey iyo Magacaabis La Sameeyey Waxaa geeriyoodey Suldaanka Cummaan Suldaan Qaabuus Bin Saciid isaga oo jiray 79 sano, waxaana la sheegayaa in qoyska isku raacay in la magacaabo Heysam Bin Dhaariq Ala Saciid inuu jagada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Waxaan Difaacayaa Sharciga iyo Danaha Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo soo saaray qoraal cusub ayaa sheegay inuu difaacayo sharciga iyo danaha dowlad goboleedka. Xaaf waxaa uu ku eedeeyey Madaxda Dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Diiday Ansixinta Sharciga Batroolka iyo Midka Doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo xalay ka hadlayey xaflad loogu dabaaldegayey sanad guurada doorashadiisa ayaa sheegay in maamulkiisu aanu qeyb ka aheyn anixinta ay labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Riwaayad iyo Marin Habaabin Ku Tilmaamay Guddiga Maalmaha Xuriyadda Iyada oo maanta ay kulmeen guddi ay dowladdu federaalka ah ku sheegtay iney qaban-qaabinayaan maalmaha xuriyadda ayaa waxaa riwaayad iyo qorshe xumi ku tilmaamay aqoonyahanno nala hadlay. Aqoonyahannada ayaa isweydiiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Shaaciyey Khasaaraha Weerarkii Lamu Dowladda Mareykanka ayaa Xaqiijisay in Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu kasoo gaaray Weerarkii Al-Shabaab ay shaley subax ku qaaday Saldhigg ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Gobalka Lamu ee dalka…