3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog: Qodobbada Mugdi Ku Jira ee Sharciga Doorashada Mar haddii uu aqalka sare u saarey guddi 7 xubin ah oo ka shaqeynaya sharciga doorashada, waxaa xusid mudan in golaha shacabka ay meelmariyeen sharci aan la turxaan bixin! Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Miisaaniyadda 2020 iyo Faahfaahinta Guud ee Mushaaraadka Ciidamada iyo Agoonta! Inkasta oo maamulka Farmaajo uu ku guuldareystay sugidda amniga dalka laakin sida ku qoran shaxda ay todobaadkan daabacday wasaaradda maaliyadda waxaa hadda mushaari ah ilaa 40 kun oo ciidan, kuwaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Miisaaniyadda 2020: Waa Sidee Qoondada Mushaaraadka ee Grade A, B, C iyo D? Soomaaliya waa dalka keliya ee dunidan ku yaala ee shaqaalaha rayidka ah ee Grade A-gu ama maamulka ay la egyihiin marka la isku daro tirada shaqaalaha kale ee B, C,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Galmudug oo Aqbalay Liiska Xildhibaannada Ahlu sunna Guddiga farsamada iyo maamul dhisidda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta shaaciyey liiska xildhibaannada maamulka Ahlu suuna ay ku yeelan doonaan dowlad gobaleedka afarta sano ee soo socota. Qoraal ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Adag Oo Soo Wajhaday Soomaali Qaxooti Ku Ah Yemen Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa waxay sheegayaan in xilligan, xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay soo wajahday qaxooti Soomaaliyeed oo ku nool dalka Yemen. Sababta ay xaaladdan usoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Saxiixay Miisaaniyadda Dowladda Ee 2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka, kaddib markii ay ansixiyeen Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Madaxwenaha ayaa ku bogaadiyey Xildhibaannada Labada Gole oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Baareysa Kalluun Kusoo Caariyey Xeebta Muqdisho Wasaaradda kallumeysiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin horudhac ah ka bixisay kalluun shalay lagu arkay xeebta magaalada Muqdisho kaas oo soo caariyey. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Kallumeysiga Maxamuud Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Hoggaanka Ahlu-sunna? Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Dhuusameeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa uu kula kulmay Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud. Kulankooda ayey kaga wada hadleen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Galmudug oo Ku Fashilmay Jadwalka Sida ku qoran jadwalkii cusbaa ee ay soo saareen Guddiga Doorashada Galmudug, maanta oo ah 31-ka December waxay aheyd in la dhaariyo xildhibaannada Galmudug laakin ma dhicin. Waxaa kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labada Aqal Ee BFS Oo Kulan Wadajir Ah Leh Waxaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah ay kulan wadajir ah magaalada Muqdisho ku yeeshaan mudanayaasha Labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kulankan oo noqonaya midkoodii Labaad oo xiriir…