1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qodob Oo Ay Ku Heshiiyeen Beelihii Ku Dagaallamay Mudug (Akhriso) Taliyaha Ciidanka Dhulka xooga Dalka Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Qeybta 21 aad ayaa Goobjoog ka ahaa heshiiskaas oo lagu dhameynayo colaad ka taagneyd Degaannada Af-barwaaqo iyo Towfiiq oo dhaca Bariga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka: Aqalka Hoose Oo u Codeeyey In Xilka Laga Qaado Trump Aqalka Hoose ee Congresska Maraykanka u codeeyey in xilka laga qaado madaxweynaha Maraykanka D. Trump. Madaxweyne Trump ayaa lagu soo eedeeyey labo qodob oo kala ah: 1- inuu ku takri…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida ee sannadlaha ah Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida ee sannadlaha ah, oo kulmisa haldoorka Soomaalida meel walba oo ay joogaan, waxay markii saddexaad ku qabsoontay caasimadda Jamhuuriyadda Djibouti, intii u dhaxeysay 15-19-kii December 2019.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Maanta Loo Qaadayo Codka Kalsooni Kala Noqoshada Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay cod u qaadi doonaan in xilka laga qaado madaxweyne Donald Trump iyo in kale. Kulan ay ku yeelan doonaan xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilhaan Cumar Oo Sheegtay In Maraykanka Uu Cafiyey Deymihii Uu Ku Lahaa Soomaaliya Ilhaan Cumar oo ka tirsan Kongareeska Maraykanka ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay ku shaacisay in Maraykanka uu cafiyey deymihii uu ku lahaa Soomaaliya, kadib markii ay aqalka wakiilada Maraykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Sweden Kala Hadlay Deyn Cafinta Soomaaliya Iyo Xoojinta Xiriirka Labada Dal Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa Magaalada Geneva ee Dalka Swizerland kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka arrimaha dibedda Dalka Sweden, Ann Christine Linde. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia oo Xiratay Guddoomiyaha Xisbi Mucaarad Ah Waxaa isniintii magaalada Muqdisho gurigiisa lagala baxay oo ilaa hadda xiran Yuusuf Xasan Mursal oo ahaa guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee amniga iyo cadaaladda. Xisbiga oo ka mid ah asxaabta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruurta oo Dhibaato Ka Soo Gaartay Fatahaadda Webi Shabeelle Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dhibaatada fatahaadda ay u geysatay qoysaska Soomaaliyeed gaar ahaan caruurta. Labadii bil ee la soo dhaafay, hey’adaha gargaarka waxaa ay sheegayaan in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Madaxweyne Erdogan? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Murusade oo La Musuqay: 4 Ka Mid Ah 6-dii Saxiixe Ee Galmudug oo La Badalay!! Goobjoog News ayaa ogaatay in beesha Murusade oo ka tirsan beelaha Galmudug aad loo musuqay liiska odeyaasheeda lana badalay saxiixayaashii dhisay Galmudug 2015-kii. Xogta ay Goobjoog News heshay waxaa ka…