1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jabhad La Dagaallameysa Xukuumadda Biixi Oo Looga Dhawaaqay Buuhoodle Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa looga dhawaaqay jabhad cusub oo la sheegay in ay dagaal la geli doonto Somaliland. Jabhaddan ayaa loogu magac daray SSC, waxaana la sheegay in ay la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Nabaddoon Ka Hadlaya Sida Ay Liiska Uga Saareen Wasiir Sabriye, Guddoomiyaha Dayniile iyo Hareeri Nabaddoon Cabdullahi Daahir Maxamed oo ka tirsan liiska saxiixayeyaasha Galmudug oo la soo xiriiray Goobjoog News ayaa ka sheeganaya in xoog looga saaray liiska saxiixayaasha Galmudug isaga oo ku eedeeyey…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Qaldan Wasaaradda Warfaafinta ee JF ee Soomaaliya? Warbaahintu waa isha ugu muhiimsan ee dadku ka ogaadaan dhacdooyinka hareerahooda iyo dunida inteeda kale, xiriir soke ayaa ka dhaxeeya saddex geesoodka (1). Weriyaha (2). Warka (3) Dhageystaha. Waa meel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Xoghayaha Maaliyadda Maraykanka? Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kula kulmay xoghayaha maaliyadda dowladda Mareykanka, Steven Mnuchin, oo kamid ah madaxda ka qayb geleysa madasha 19-aad ee Dooxa.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani “Illaa Hadda Ma Cadda Nooca Ay Tahay Doorashada Soo Socoto Ee Federaalka” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay in aanay wax shaqo ah ku lahayn nidaamyada hadda socda ee la doonayo in lagu wajaho doorashooyinka 2021 ee dowladda dhexe.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Hal Milyan oo Buug Ayaan Diyaarinnay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta daah-furay Manhajka dugsiyada hoose iyo dhexe ee dalka isaga ka hadlay arrimo badan oo manhajka, ardeyga iyo guud ahaan waxbarashada dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Mahaday Oo Aan Gurmad Ka Helin DFS Iyo Hirshabelle Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka jirto degmadaasi, kadib markii dhowaan uu ku fatahay Wabiga Shabelle. Saa Fuleel…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Oo Dood Ka Qabatay Sharciga Doorashada ee Golaha Horyaalla. Ayada oo Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya uu horyaallo sharciga doorashooyinka si doorasho loogu qabto 2021-ka ayaa waxaa socoto doodo arrintaas la xiriira. Markaan ka anba qaadno sharciga dorashooyinka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo soo Dhoweeyey Heshiiska DF iyo Ahlu Sunna Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay heshiiska 20-ka xildhibaan ee ay gaareen dowladda federaalka ah iyo Ahlu sunna. Mareykanka ayaa qeyb weyn ka qaatay sidii heshiiska loo gaari lahaa.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobdo Mooshin Looga Keenay Wasiir Maareeye Qaar ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa mooshin ka gudbiyey wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Maareeye iyada oo lagu eedeeyey in warbaahinta qaranka uu ka sameeyey eex…