1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Baaq u Dirtay Beelaha Ku Dagaallamaya Gobolka Mudug Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa baaq nabadeed waxaa loogu diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanka Towfiiq ee gobolka Mudug. Puntland ayaa sheegtay in walaac aad u xooggan…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dhibaatooyin Baaxadweyn oo Haysta Shirkadaha Diyaaradaha Soomaaliya Qoraal ka soo baxay guddiga adeegga difaaca diyaaradaha Soomaaliya, oo shalay loo qeybiyey golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa la soo gaarsiiyey Goobjoog News. Qoraalkan waxaa ku jira cabasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidanka DFS iyo kuwa Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa la sheegay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Weerar Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Rag hubeysan oo illaa iyo hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Sharci Darro ku Tilmaamtay Guddi Wasaaradda Waxbarashadu Magacowday Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in wasaaraddu dhistay guddiga Waxbaarshada, Dhaqanka iyo Seyniska. Sidoo kale wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyn: Webi Shabeelle oo Mar Kale Fatahay Xaafadaha kala duwan ee magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan oo horay ugu barakacay fatahaado ayaa hadda wajahaya mid kale oo cusub oo webigu ku soo daayey qeybo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ka Dhacay Gobolka Mudug Rag hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay jidka u galeen gaari ay la socdeen dad shacab ah, kaasi oo kasoo baxay deegaanka Gelinsoor, kuna socday magaalada Gaalkacyo. Sidey inoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Roobab Dabeylo Watay Oo ka Da’ay Guud Ahaan Puntland Deegaannada dhaca dhulka Xeebta ah ee gobalka Bari,ee dowlad gobaleedka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ka da’ayey roobab xoogan oo dabeylo watay kuwaas oo biyo badan dhigay togagga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Laga Soo Sheegayo Magaalada Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa sheegaya in xiisad ay ka taagan tahay halkaasi. Xiisaddan ayaa salka ku haysa shaqsi la sheegay in si weyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Ku Nool Deegaanada Miyiga ah ee G/Bari Oo Si Isku Tashi ah u Furaya Waddada Dhabaaqo. Bulshada ku dhaqan dagmooyinka fog fog ee Gobalka Bari oo u badan Xoolo dhaqato iyo Beeralay ayaa bilaabay isku tashi ay ku doonayaan inay dib ugu furaan waddooyinkii hal bowlaha…