1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadajir Oo Eedeeyey DFS War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Wadajir ayaa lagu eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya, islamarkaana lagu sheegay in ay fursad siisay xubno Al-shabaab ah iney baneeyaan dilka hoggaamiyahooda, C/raxmaan C/shakuur. Xisbiga ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Qeybgaleysa Shir Muhiim Ah Oo Ka Dhacaya Madrid Soomaaliya ayaa ka qaybgalaysa Shir weynaha Isbedelka Cimilada ee kasocda Magaalada Madrid, kaasi oo ay ka soo qaybgaleen in ka badan 10,000 oo qof oo ka kala socda 193 dowladood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Akhriso: Sida Loo Ansixiyey Ku Noqoshada Miisaaniyadda 2019 Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntooda Muqdisho, waxaana shir-guddoominaayey gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Ajendaha ahaa marinta Akhrinta 3-aad sedexaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cumar Filish Oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Shangaani Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdsho, Cumar Maxamuud Filish ayaa guddoomiye cusub wuxuu u magacaabay degmada Shangaani. Aweys Camuudi ayaa wareegto uu soo saaray Filish loogu magacaabay guddoomiyaha degmada Shangaani,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ku Saabsan Hufnaanta Doorashooyinka Oo Ka Furmay Muqdisho Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kaashanaya hay’adda IESG ee ka taageerta arrimaha doorashooyinka dalka ayaa ku qabtay xarunta Guddiga, aqoon iswaydaarsi ku saabsan hufnaanta iyo horumarinta xiriirka daneeyeyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Labo Bil Ayaa Laga Dhammeynayaa Dhismaha Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye” Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali kheyre ayaa sheegay in Waddada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye lagu soo gaba- gabeeyn doono muddo laba bil ah. Ra,iisul wasaare Kheyre ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Loo Xiray Siyaasi Muuse Cali Jaamac? Waxaa xalay xabsi ku yaalla magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku hoyday Dr. Muuse Cali Jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta aadka looga yaqaano deegaannada Puntland. Ciidamada Booliiska ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlad Goboleedka Jubbaland Oo Ka Hadashay Duqeyn Ka Dhacday Jilib, J/dhexe Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka warbixisay duqeyn ay diyaarado dagaal maalin kahor ka geysteen degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe. Cabdinuur Ibraahim Xuseen, Afhayeenka wasaaradda amniga Jubbaland oo warbaahinta ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Biixi Oo Iskushaandheyn Sameeyey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadahoodu yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-387/122019 iyo JSL/XM/WM/222-388/122019 uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey xubno ka mida golaha wasiirada. Waxaanay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cusub Oo Loo Doortay Guddiga Doorashooyinka Somaliland Kulank ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa waxay ku doorteen guddoomiye cusub. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa loo doortay C/rashiid Riyo Raac, iyadoo xubnaha guddiga ay…