1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxaadaradii Sheekh Umal oo Baaqatay Qoraal kasoo baxay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ayaa lagu sheegay in la baajiyey muxaadaraddii Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo lagu waday in lagu qabto gudaha magaalada caasimada ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Goobjoog u Sheegay Shuruudo uu Ku Xiray La Kulanka Farmaajo Xisbiga Wadajir oo ka tirsan axsaabta qaran ee dalka ka jira ayaa qaadhacay kulan uu maanta ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyaga oo hordhigay shuruudo. Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Is Xalisay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid C/laahi Dani oo kulan wadajir ah la yeeshay goleyaasha kala duwan ee maamulkaasi ayaa ku dhowaaqay in lasoo afjaray khilaafkii ka dhexjiray Puntland, islamarkaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamuud Sayid “DFS Kala Qeybin Iyo Burburin Ayeey Ka Waddaa Gedo” Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in dowladda dhexe ay burburin iyo kala qeybin xoog leh ka waddo gobolka Gedo. Wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Horumarinta Maaliyadda Soomaaliya Oo Laga Shirayo Shir looga hadlaayo horumarinta Maaliyadda Dalka ,isla markaana ay ka qeybgaleen Wasaaradda Maaliyadda Dowladda FS iyo kan dowlad goboleedyada ayaa manta ka furmay magaalada Kambaala ee dalka Yugaandha. Shirkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Talyaaniga oo Deeq Soo Gaarsiiyey Dadka Fatahaaddu Saameysay Diyaarad weyn oo sidda gargaar loogu tala galay dadka fatahaadaha iyo daadadka roobku saameeyeen ayaa goordhaw soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Gargaarkan waxaa uu taas uga yimid dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Macallinka Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Dabaaldegayo Maanta oo ay ku beegan tahay 21-ka November, waxaa loo dabaal degayaa maalinta Macallinka Soomaaliyeed, iyadoo sanad walba sidaan oo kale loogu dabaal dego. Macallinka oo ah hagaha bulshada, islamarkaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayey Horumarinta Beeraha Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Muqdisho Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo Shalay Muqdisho ka furtay Shirka wadatashiga horumarinta siyaasadda iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in Maanta lasoo gaba-gabeeyo. Shirka oo laba Maalmood soconayay ayaa waxaa ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riddey Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku ridday C/llaahi Cali Aaden oo qeyb ka ahaa weerar Sanad ka hor lagu qaaday Xarun uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sababta uu Dib ugu Dhacay Kulanka Farmaajo iyo Xisbiyada Qaran Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu dib u dhacay kulan lagu waday in uu saaka madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo la yeesho dhammaan xisbiyada qaran ee dalka ka jira. Ilo ka…