3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Baafo “Waxaan Rabnaa In Shaqooyin Badan Aynu Ka Qabano Wabiga Shabelle Sanadka Soo Socda” Sii hayaha xilka wasiirka wasaaradda Beeraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Maxamed Axmed Baafo oo u waramay Goobjoog Fm ayaa sheegay in mudadii uu xilkaan hayay ay isbedal xoogan ku sameyeen tabcashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan oo Baydhabo Ku Laabtay, Soona Dhameystiraya Golihiisa Wasiirada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta ku laabtay magaalada Baydhabo kadib safar shaqo oo uu ku joogey magaalada Muqdisho maalmihii lasoo dhaafay. Shariifka ayaa sheegey in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha Wasaaradaha Maamulka Puntland oo Dhigey Banaanbaxyo Cabasho ah Shaqaalaha wasaaradaha maamulka Puntland oo ay ka midyihiin agaasime waaxeedyo ayaa maanta banaanbax cabasho ah ka dhigey barxad ku taala Garoowe, iyaga oo ka cabanaya qorshe cusub oo uu maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda oo La Wareegey Magaalada Matabaan, Kuwa Ahlu Sunna oo Ka Baxay Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la wareegey gacan ku heynta degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay isaga baxeen ciidamadii Ahlu Sunna Wal Jamaaca ee intii muddo ahba ka talinayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Aweys Aar iyo Faadumo Abukar. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Sheegay In Ra’iisul Wasaaraha Cusub Looga Fadhiyo Dhismaha Xukuumad Tayo Leh Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dheer ka jeediyay xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo badan oo ku aadan dalka iyo sidoo kale codka kalsoonida…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Ugu Horeeya Ee Ay Qaban Doonto Xukuumada Uu Soo Dhisayo (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa markii maanta uu ka helay codka Kalsoonida ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, waxa uu ka hadlay arimo badan, isaga oo ugu horeyn u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharax Axmed Fiqi “13 Beelood Ayaa Ku Mideysan Gobolada Dhexe, In La Kala Qeybiyana Ma ahan” Musharaxa madaxweynenimo ee gobolada dhexe Axmed Macalin Fiqi oo maanta gaaray magaalada Gaalkacayo ayaa ku baaqay in musharixiinta iyo dadka ku jira ololaha doorashooyinka aysan kala qeybinin bulshada ku nool…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Maanta Codka Kalsoonida Ah Siiyay Ra’iisul Waaare Cumar Cabdirashiid (Sawiro) Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad ah waxa ay codka kalsoonida u siiyeen Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Kulanka xildhibaanada ee maanta waxaa soo xaadiray 224 mudane,…