2 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia oo Ka Hadashay Ajendaha Kulanka Madaxweyne Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Waxaa maanta xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia ka dhacaya kulan ay markii ugu horeysay si wadajir ah isugu imaanayaan mas’uuliyiinka ka tirsan madasha xisbiga qaran iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Somaliland? Maanta oo Arbaco ah waxaa aad u deggan xaaladda deegaanno badan oo kamid ah Somaliland, kuwaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhaceen dibadbaxyo rabashado watay. Wararka maanta aan heleyno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Tashanayey Dhameystirka Dastuurka KMG Ah Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Muqdisho Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ku saabsan dhameystirka Dastuurka KMG ah kaas oo ay layeelatay aqoonyahanadda Soomaaliyeed. Kullankaas wadatashiga ah ayaa socday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federaalka Ah oo Leh Kulanka Misaaniyadda 2020 Waxaa hadda isugu tagay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah kuwaas oo leh kulan lagu horkeenayo miisaaniyadda qaranka ee 2020-ka. Kulankan oo noociisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Loo Direy Hoteellada Iyo Hay’adaha Ka Howlgala Guriceel (Dhageyso) Kulan ammaanka loogahadlayey islamarkaan ay yeesheen talisyada NISA, Booliiska iyo xubnaha guddiga amniga Guriceel ayaa xalay ka dhacay degmadasi. Kulankan ayaa waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha degmadaasi, C/laahi Maxamed Barre, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Waa Sidee Xaaladda Kadib Xariga Siyaasiyiinta iyo Suxufiyiinta Somaliland waxaa 12-kii saac la soo dhaafay ka dhacay qalalaaso siyaasadeed kadib markii la xiray qaar ka tirsan siyaasiyiinta xisbiga mucaaradka ee Waddani iyo Telefiishanka Horn Cable Guddoomiyaha xisbiga Waddani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Beeraha DFS Oo War Kasoo Saartay Ayax Ku Degay Qaar Ka Mid Ah Gobollada Dalka Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Ayax ku dagay qaar ka mid ah gobollada dalka iyadoo wasiirka wasaaraddasi uu sheegay in Khubaro loo dirayo goobahaas. Wasiirka Wasaaradda Beeraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Jubbaland Taliska ciidanka Nabad sugidda ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab, kaasi oo isku soo dhiibay taliskan. Ninkan lasoo bandhigay ayaa magaciisa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Laga Soo Sheegayo Magaalada Hargeysa Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa xukuumadda Biixi iyo sidoo kale xisbiga Wadani. Guddoomiyaha xisbiga Wadani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Kheyre Iyo Amiirka Dalka Qatar Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kulan kula qaatay Amiirka Qatar, Tamim bin Hamad Al Than. Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre iyo…