2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Diraya Fariin Ku Aadan Maalinta Xuquuqda Aadanaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qoraal fariin ah oo ku aadan maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha 10-December oo Sanad Walba maanta oo kale. Fariinta ayaa sidaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Markab Dagaal Iyo Ciidamo Ku Sugan Deegaanka Sabca-Asharaaf Ee Jubada Hoose Oo Rasaas Is Weydaarsaday (Dhageyso) Ciidamo ka mid ah kuwii uu hogaaminayay Barre Aadan Shire Hiiraale oo ku sugan deegaanka Sabca-Asharaaf ee gobalka Jubada Hoose iyo Markab Dagaal oo laga leeyahay dalka Kenya ayaa dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Magaalada Baydhaba Oo Sheegay In Ay Qabteyn Gaadiid Iyo Dad Lala Xiriirinayo Al-shabaab (Dhageyso) Taliyaha ciidamada Booliiska ee Magaalada Baydhaba ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidamada ay soo qabteen Rag lala xiriirinaayo Al-shabaab iyo gaadiid ay wateen. Wixii ka dambeeyay qaraxyadii ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Xuquuqda Aadanaha Oo Maanta Laga Xusayo meelo Badan oo Dalka Gudahiisa iyo Dibadiisa ah (Dhageyso) Maanta waxa ay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee Xuquuqda aadanaha, waxaana looga dagaal degayaa meelo badan oo ka mid ah dalka iyo Dibadiisa. Magaalada Muqdisho waxaa ka socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Mas’uul Ka Tirsan Jaamacadda SIMAD Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Wararka haatan nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in koox hubaysan ay dileen mid ka mid ah Mas’uuliyiinta Jaamacadda SIMAD ee magaalada Muqdisho. Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabaa Ibraahim Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Maamulka Jubba Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgalo Ay Ka Sameeyeen Kismaayo Iyo Nawaaxigeeda (Dhageyso) Saraakiisha maamulka KMG ee Jubba ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ay ciidamada maamulkaasi ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Howlgalkaan ayaa ka dhacay Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Koonfur Afrika Oo Sheegay In Ay Dhibaato Ku Qabaan Nolosha Dalkaasi (Dhageyso) Muwaadiiniinta Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Koonfur Afrika ayaa Qaarkood waxay sheegeen in dhibaatooyin badan ay ku qabaan nolosha wadankaasi. Mid ka mid ah dadka halkaasi ku nool oo u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Jowhar Oo Ka Horyimid Wareegto Ka Soo Baxday Xafiiska Wasaaradda Arimaha Gudaha (Dhageyso) Maamulka degmada Jowhar ee Xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa kasoo horjeestay wareegto kasoo baxday Wasaaradda Arimha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya. Maxamed Amiin Xaaji Caqiil oo ah gudoomiyaha Degmada Jowhar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybdiid Oo Gaalkacyo Kulamo Kula Leh Waxgaradka Halkaasi Ku Nool (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Gal-mudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa magaalada Gaalkacyo kulamo kula leh qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaaladaasi, isaga oo kala hadli doono arimo u badan ka…