3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'iisul wasaare Cabdiweli “Waxaan Ka Codsanayaa Dhammaan Dhinacyadii Uu Saameeyey Muranka Inay Wanaag Iyo Is Cafis Ku Beddalaan Khilaafka” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa soo dhaweeyey go’aankii xildhibaanda Baarlamaanku ay kalsoonida kala noqdeen xukuumadda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tibaaxay inuu doonayo in shacabka Soomaaliyeed la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Afgooye oo Sheegey In Canshuurta Ay Ku Filantahay Fulinta Adeegyada Asaasiga Ah Maamulka degmada Afgooye ayaa shaaciyey in ay bilaabayaan hawlaha canshuur uruurinta oo muddo hakad ku jirey, wuxuuna maamulka sheegey in canshuurtaasi lagu fulinayo adeegyada danta guud. Guddoomiye ku xigeenka maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Dhameystirtey Maamulka Sh/Dhexe iyo Xubnihii Cusbaa oo Jowhar Gaarey Wafti balaaran oo uu hogaaminayo xoghayaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha dowladda federaalka ayaa gaaray magaalada Jowhar, halkaasi oo xaflad balaaran oo soo dhaweyn ah loogu qabtay. Waftiga dowladda ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wakiilada Puntland oo Cod Galiyey Xeerka Gudiga Doorashooyinka , Isbadalana Ku Sameeyey Maalmahan baarlamaanka Puntland waxaa horyaalay xeerka gudiga doorashooyinka oo ka kooban 24 qodob, kaasi oo ay xukuumadda horey usoo gudbisey. Hawshii doodista ayaa meel gabogabo ah mareysa, iyada oo isbadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Xeer Illaaliyaha Ku Eedeeyey in uu Aflagaadeeyey Wasiirada , Sharciga ku Xadgudbey Gole ay leeyihiin xildhibaanada oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa Xeer Illaaliyaha iyo Hanti Dhawrka ku eedeeyey in ay sharci daro ku dhaqmeen, islamarkaasina warqadii ay shalay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi : Qeybtii labaad oo Wareysi Aan La Yeelanay Wariye Yoonis Cali Nuur Halkani waxaan idinkugu soo gudbineynaa qeybtii labaad oo wareysi wariyaheena magaalada Hargeysa Cumar Seerbiya uu la yeeshey saxafiga caanka ah Yoonis Cali Nuur oo horey oga soo shaqeeyey warbaahinta Soomaalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagayso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen Kuuriya. Halkaan Hoose ka dhageyso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Kenya oo Lagu Taageerey In Ciidamada Dalkaasi Ay Sii Joogaan Soomaaliya Inta badan barasaabyada degmooyinka dalka Kenya ayaa sheegey in ay taageersanyihiin go’aanka madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ee ah in ciidamada dalkaasi ay sii joogaan Soomaaliya xili ay jiraan baaqyo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Qabtay Tahriibayaal Iyo Dadkii Tahriibinayay (Dhageyso) Ciidamada maamulka Puntland ayaa howlgal ay sameeyeen waxay kusoo qabteen dad la sheegay in ay Tahriibayeen iyo sidoo kale dadkii waday Tahriibayaasha. Wasiirka Amniga Puntland Xasan Cismaan Aloore iyo Taliyaha…