1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Kenya oo Lagu Taageerey In Ciidamada Dalkaasi Ay Sii Joogaan Soomaaliya Inta badan barasaabyada degmooyinka dalka Kenya ayaa sheegey in ay taageersanyihiin go’aanka madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ee ah in ciidamada dalkaasi ay sii joogaan Soomaaliya xili ay jiraan baaqyo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Qabtay Tahriibayaal Iyo Dadkii Tahriibinayay (Dhageyso) Ciidamada maamulka Puntland ayaa howlgal ay sameeyeen waxay kusoo qabteen dad la sheegay in ay Tahriibayeen iyo sidoo kale dadkii waday Tahriibayaasha. Wasiirka Amniga Puntland Xasan Cismaan Aloore iyo Taliyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aragtida Dadweynaha “Wasiirada Xildhibaanada Ah Xasaanadda Ha Laga Qaado Si Loola Xisaabtamo” Ra’yi uruurin ay sameysey Goobjoog kadib amarkii Xeer Illaaliyaha Guud uu shalay soo saaray ee wasiirada ka mabnuucayay in golaha wasiirada ay dalka ka safraan xil wareejin la’aan ayaa waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Baladweyne Oo aragtidooda Ka Dhiibtay Kalsooni Kala Laabashada Ra’iisul Wasaare Cabdiweli (Dhageyso) Qaar ka mid ah Shacanka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa aragti kala duwan ka bixiyay Kalsoonidii shalay Baarlamaanka uu kala laabtay xukuumada uu Hogaamiyo Ra’iisul wasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Laanta Duulista Hawada Sare oo Ka Hadashay Maalinta Duulista Adduunka (Dhageyso) Iyada oo ay maanta ku beegantahay maalinta adduunka ee duulista ayaa waxaa arrinkaasi ka hadlay laanta Duulista Hawada Sare ee Soomaaliya xili maanta warbaahinta Goobjoog ay booqasho ku tagtey garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Mudug Ee Gal-mudug Oo Digniin u Diray Darawalada Sida Xowliga Ah Gaadiidka Ugu Dhex Wada Gaalkacyo (Dhageyso) Maamulka gobalka Mudug ee Gal-mudug ayaa digniin u jeediyay darawalada gaadiidka ee Magaalada Gaalkacyo, ka dib shilal kusoo batay magaaladaasi. Aweys Cali Saciid oo ah gudoomiyaha Gal-mudug u qaabilsan gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Yaxye Cali Ibraahim “In Safar Laga Joojiyo Qof Wasiir Ah Waxay u Baahan Tahay Go’aan Maxkamadeed” Dhageyso Professor Yaxye Cali Ibraahim oo ah Hormuudka Jaamacadda SIU ee magaalad Muqdisho ayaa ka hadlay go’aankii xeer ilaaliyaha qaranka ee ku aadanaa in aanay safri karin wasiirada xukuumada uu hogaamiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Faadumo Abukar Cabdi iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Oo Dhaqaatiir u Dirtay Deegaanada Gobalka Sool Ee Aan Lahayn Isbitaalada (Dhageyso) Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland ayaa Dhaqaatiir look ala qeybiyay Seddax Koox waxay u dirtay deegaanada gobalka Sool ee aan Isbitaaladu la hayan, taa oo qeyb ka ah balanqaad ay wasaaraddu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Xananbuure Oo Nabad Ku Wada Noolaansho Ugu Baaqay Reer Guuraaga Ku Sugan Deegaano Hoostaga Deegaankaasi (Dhageyso) Maamulka deegaanka Xananbuure ee gobalka Gal-gaduud ayaa ugu baaqay shacabka reer Guuraaga ah ee haatan ku sugan deegaanada ku dhaw deegaankaasi in si nabad ah ay ku wada noolaadaan, maadaama…