2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhoobo Daareed “Waa Xaaraan Xil Ka Qaadisteyda” C/xakiin Maxamed Axmed Dhoobo Daareed oo maanta xildhibaannada Puntland ka qaadeen xilkii guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi ayaa ka hadlay sida uu u arko xil ka qaadistii lagu sameeyey. Guddoomiyaha oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo La Magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka Puntland, Abukaate C/casiis ayaa magacaabay guddiga doorashada ee guddoomiyaha baarlamaanka Puntland. Guddigan ayaa ka kooban 7 xubnood, waxaana ay diyaarin doonaan doorashada guddoomiyaha baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Baarlamaanka Puntland Oo Xilka Laga Qaaday Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, ayaa waxay sheegayaan in xildhibaannada baarlamaanka ee dowlad goboleedka Puntland xilka ka qaadeen guddoomiyahoodii, C/xakiin Dhoobo Daareed, kadib mooshin ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gargaarka oo soo saartay Digniin ku aaddan fatahaado hor leh Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay digniin ku saabsan fatahaado kale oo ka dhaca Dalka. Digniintan ayay wasaaraddu shaacisay markii ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka DF oo Ka Been Sheegtay, Kuna Guuldareysatay Qorshaha Bixinta Shatiyada Wasaaradda Batroolka ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa horay ugu soo gudbisay shacabka Soomaaliyeed qorshaha iyo waqtiyada ay wasaaraddaasi ugu talo gashay bixinta shatiyada xermooyinka shidaalka ku jira badda,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duulimaadyadii Garoonka Diyaaradaha B/weyne Oo Mar Kale Hakad Ku Yimid Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in maanta uu mar kale hakad ku yimid duulimaadyadii diyaaradaha ee magaaladaasi. Saraakiil ku sugan garoonka B/weyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Shil Ka Dhacay Wadada Isku Xirta Boosaaso Iyo Gaalkacyo Taliska qeybta Booliiska ee gobolka Bari ayaa ka warbixiyey shil gaari oo ka dhacay wadada isku xirta magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso. Gaariga shilka galay ayaa ka ambabaxay magaalada Boosaaso, wuxuuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka Oo Ku Wajahan B/weyne Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaraan madaxweynayaashii hore ee dalka. Kulan degdeg ah oo xalay magaalada Muqdisho ku yeesheen madaxda madasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf Maamul Oo Weli Ka Jira Buulo-burde Waxaa soo kordhaya xilligan khilaafka maamul ee ka taagan degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan, kadib markii dhowaan wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabelle u magacawday degmadaasi guddoomiye cusub. Waxgaradka ku sugan degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaallo Ka Dhacay Matabaan iyo Guriceel Wararka naga soo gaaraya magaalada Guriceel ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in saaka ay maleeshiyaadka Al-sunna isku dayeen iney hubka ka qaataan labo askari oo ka tirsan xoogga dalka…