1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Wasiir Sabriye Iyo Hoggaanka Ahlu-sunna? Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud waxaa habeenkii xalay ahaa kulan ku yeshay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka, Cabdi Maxamed Sabriye iyo hoggaanka sare ee Ahlu-sunna Waljameeca. Waxyaabaha kulankan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Ku Baaqay in Gurmad Deg-deg ah Loo Fidiyo Muwaadiniinta Ku Dhibaateysan Fatahaadaha Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Hor Leh Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Wabiga Shabelle uu ku fatahay deegaanno hor leh oo gobolkaasi ah. Degmada Mahadaay iyo deegaanno kale ayaa lasoo sheegayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Maamulka Dakhliga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeystirka hannaanka Maamul-wanaagga iyo hufnaanta Maaliyadeed ee dalka. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gargaar iyo Guddiga Gaaray Magaalada Baladweyn Wararka aan ka heleyno magaalada Baladweyn ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta gaartay diyaarad sidday gargaar banii’aadnimo. Diyaaradda oo ay saarnaayeen inta badan bustooyin iyo baco ayaa goor sii horeysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fatahaadda Webiga Jubba oo Khasaare Geystay Labadii todobaad ee ugu dambeysay waxaa soo fatahay webiga Jubba kaas oo mara deegaanno ka mid ah Gedo iyo Labada Jubba. Fatahaadda darteed qoysas badan ayaa ka barakacay gurihii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saaka iyo Baladweyn: Dad Go’doonsan iyo Odeyaal Ka Cabanaya Dowladda Federaalka Ah Weriyaha Goobjoog News ee Baladweyn waxaa uu sheegayaa in biyihii Webiga Shabeelle ay weli ku socdaan xaafadaha magaalada. Waxaa jira meelo go’doonsan oo ka inta badan xaafadda Hawl-wadaag, Buundaweyn, Xaawo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibad-baxyo Maalintii 2aad Ka Socda Muqdisho Waxaa maalintii 2-aad ay dibad-baxyo lagu dalbanayo jidadka in la furo iyo arrimo kale ay ka socdaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Gaadiidleyda gaar ahaa kuwa BL-ka ayaa ka cabanaya jidadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dowladda Federaalka Ah oo Guddi u Saartay Fatahaadda Baladweyn Dowladda federaalka ah ayaa maanta guddi gurmad ah u saartay fatahaadaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobalaka Hiiraan, halkaas oo Wabiga Shabeelle uu ka geystay fatahaado saameeyay inta badan ee magaalada.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xaafadaha Baladweyn oo Biyo Qariyeen, Hirshabelle iyo Villa Somalia oo Aamusan Wararka aan saaka ka heleyno magaalada Baladweyn ee caasimadda gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qeybo horleh oo magaalada ah ay biyo qariyeen. Xaafadaha aadka u daran waxaa ka mid ah …