1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimaha Kalluunka ee Suuqyada Magaalada Muqdisho oo Hoos u Dhacay Waxaa aad hoos ugu dhacay qiimaha kalluunka la kala siisto suuqyada magaalada Muqdisho sida ay sheegeen ganacsatada kalluunka, waxayna tani ku tilmaameen in ay ugu wacantahay dabeylihii badda oo joogsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Soo Dhaweeyey Go’aankii Laga Gaaray Mooshinka Xildhibaanadii mooshinka keeney ayaa soo dhaweeyey go’aankii iyo xalkii laga gaaray arrinka mooshinka, waxayna amaaneen xildhibaanadii kasoo horjeedey mooshinka oo iyagu ku qancay in si buuq la’aan ah mooshinka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Dowladda Ka Tirsan oo Rasaas Ku Furey Dad Shacab Ah Degmada Hodan Qof ayaa dhintey, 3 qof kalana waa uu dhaawacmey kadib markii askari ka tirsan ciidamada dowladda uu rasaas ku furey dad shacab ah oo meel fadhiyey degmada Hodan ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandhig Dhaqanka Soomaaliga oo Lagu Qabtay Xerooyinka Dhadhaab (Dhageyso) Waxaa xerooyinka Dhadhaab ee ay ku jiraan qaxootiga tirada badan ee Soomaaliyeed lagu qabtay bandhig dhaqanka Soomaaliga, gaar ahaan ciyaaraha dhaqanka ee kala duwan, waxaana usoo daawasho tagay dad badan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka G/Banaadir oo hawlo lagu dayactirayo nalalka cadceeda ku shaqeeya ka bilaabay magaalada Muqdisho (Sawirro) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta bilaabay hawlo lagu dayactirayo nalalka cadceeda ku shaqeeya ee wadooyinka magaalada Muqdisho. Dayactirkaan lagu sameeynayo nalalka dansan ee cadceeda ku shaqeeya ayaa waxa ay timid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ee dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Xassan Afrax ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka qeybgalay shirkii Copenhagen ee Hiigsiga Cusub oo isagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xafiiskii Dhul Bixinta Baladweyne oo Dib Loo Furey (Dhageyso) Waxaa maanta markii ugu horeysey dib loo furey xafiiskii dowladda hoose ee dhul bixinta ee Baladweyne, waxaana Radio Goobjoog la hadlay agaasimaha waaxda dhulbixinta Hiiraan Xuseen Maxamed Siidoow. Xuseen ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'iisul wasaare Cabdiweli Sheekh oo ka hadlay dagaal beeleedka ka socda Mudug (War-saxaafadeed) Muqdisho, 30, Novembar, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya deegaano hoostaga degmada Xarardheere in ay deg deg u joojiyaan colaada, isuguna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Olole Nadaafeed oo Ka Biloowdey Degmada Warta Nabada ee Muqdisho (Dhageyso) Boqolaal dad ah oo iskaa wax u qabso ah iyo maamulka degmada Warta Nabada ayaa saakay bilaabay hawlo nadaafadeed oo degmadaasi laga fulinayo. Guddoomiyaha degmadaasi Yaasiin Nuur Ciise ayaa Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibada oo Ka Warbixiyey Safaro uu Dibada Ku Tagay Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka warbixiyey safari uu ku tagay wadamada Yemen iyo Talyaaniga. Wuxuu sheegey in labada…