1 daqiiqo Sheeko:Dalka Naafada Ku Nool Muqdisho oo Dibad Bax Ka hor Dhigey Wasaaradda Arrimaha Gudaha (Dhageyso) Dad badan oo ka mid ah naafada Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda Soomaaliya ayaa maanta banaanbax ka hor dhigey wasaaradda arrimaha gudaha oo ku taala xaruntii Otto Otto, waxayna ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Maamulka Afgooye oo Xalay Halkaas lagu dilay (Dhageyso) Labo Askari oo ka tirsan maamulka dowladda hoose ee Afgooye ayaa xalay siyaabo kala duwan loogu diley xaafado ka mid ah degmadaasi, waxayna tirada dilalka maalmihii lasoo dhaafay iyo kuwii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Lagu Dooranayo Madaxweyne oo ka Socda Magaalada Qurac Joome (Dhageyso) Magaalada Qurac Joome ee gobolka Bakool ee Xuduuda ku taala ayaa waxaa ka soconaya shir lagu dooranayo madaxweyne uu yeelanayo maamulka Westland ee gobolka Hiiraan iyo deegaano ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Suna oo Kasoo Horjeedsatay Qorshaha Isku Dhafka Ciidamada ee Madaxweynaha uu Shaaciyey Afayeenka Dhaqdhaqaaqa Ahlu Suna Waljamaaca ee Koonfurta Soomaaliya Sheekh Isaaq Al-Qaadi ayaa sheegey in marnaba ciidamadooda aanan lagu dhafi doonin ciidamada dowladda sida uu yahay qorshe uu dhawaan shaaciyey madaxweyne…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubba oo Sheegey in Maxkamad La Horkeeni Doono Dad Lasoo Qabqabtay Xasan Xareed oo ka tirsan maamulka degmada Kismaayo ayaa ka hadlay dad la tuhunsanyahay oo hawlgal lagu soo qabqabtay, wuxuuna sheegey in dadkaasi sharciga la horkeeni doono, lana marsiin doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadaalo Waan-waan oo laga dhex bilaabay beelo ku dagaalamay Xarardheere Warar laga helayo degmada Xarardheere ayaa sheegaya in waan-waantan ay ka billaabatay degmadaasi, taasi oo lagu qaboojinayo dagaalo maleeshiyo beeleedyo ku dhexmaray dhulka miyiga ah. Waan-waantan waxaa iska kaashanay waxgaradka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonayahan Dowladda ku Eedeeyey inay cadaalad darro ku taageertay maamulka Shariif Xasan (Dhageyso) Pro: Ibraahim Muuse Heero ayaa sheegay in dowladda Federalka looga baahan yahay inay si wanaagsan uga qeyb qaadato maamul u sameynta gobolada Bay, Bakool iyo Shabeelada Hoose. Wuxuu sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Rajo Wanaagsan Ka Muujiyey Kulanka Baarlamaanka ee Barito (Dhageyso) Xildhibaanada wada mooshinka ka dhanka Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa sheegay in rajo wanaagsan ka qabaan qabsoomidda kulanka baarlamaanka si buuq iyo sawaxan la’aan ah. Maalinta burrito ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliska Baladweyne oo Ka Jawaabay Warqad Kasoo Baxday Taliska Booliska Soomaaliyeed Taliyaha saldhigga Booliska magaalada Baladweyne Gaashaanle DhexeCali Duux Cabdi Mahad-Alle ayaa ka jawaabay warqad kasoo baxday taliska booliska Soomaaliyeed taasi oo lagu amrayay in uu xabsiga kusoo celiyo nin ku…