1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaan barnaamij wareedka subaxnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Kulankii Baarlamaanka oo Soo Xirmey Waxaa hadda lasoo xirey kulankii baarlamaanka kadib markii la qeybiyey mooshinkii codka kalsoonida loogu dalbayay Ra’isulwasaare Cabdiwali iyo Xukuumadiisa. Kulanka ayaa bari halkiisa kasii soconaya, iyada oo uu hor imanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Kulankii Baarlamaanka oo Furmey, 207 Xildhibaan oo Soo Xaadirtey Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa si rasmi ah u furey kulanka baarlamaanka, waxaana soo xaadirtey 207 xildhibaan, sidaasina kooramkii ku buuxsamay. Ajandaha Shirka waxaa ku yaala in la dhaarinayo xildhibaan Cabdiqaadir Shariif…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Mooshinka oo laga qeybiyey Baarlamaanka, Guddoomiyaha oo Yimid Wararka hadda naga soo gaaraya baarlamaanka Soomaaliya waxa ay sheegayaan in mooshinkii iyo ajandihii la qeybiyey, islamarkaasina uu soo fariistey guddoomiyaha baarlamaanka. Ma jiro wax buuq iyo qeylo ah sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Illaa 36 qof oo Kenyan ah oo Lagu Laayay Magaalada Mandera Wararka saakay ka imanaya degmada Mandera ee xuduuda ku taala ee dalka Kenya ayaa sheegaya in illaa 36 qof oo aanan islaam ahayn oo ka shaqeynayay god carro kaawo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hawlgalo Ciidan oo Laga Sameeyey Deegaanka Leego ee Sh/Hoose Gudoomiyaha Degaankaasi Abuukar Cabdullaahi Isaaq ayaa sheegay in hawlgaladan ay socdeen 24-kii saac ee la soo dhaafay, balse aysan jirin cid lagu soo qabtey, walina socdaan hawlgalada kadib markii la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Mudug ee Gal-Mudug oo u Digey Dhinacyada Ku Dagaalamaya Xarardheere Gudoomiyaha Mudug Aweys Cali Saciid ayaa sheegay in dhinacyada dagaalamaya looga baahan yahay dhawrista dadka Biri ma gaydada ah ee halkaasi ku nool. Labada dhinac ayuu sheegay Gudoomiyaha in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/Dhexe oo Heshiis Dhexdhigey Beelo Ku Dagaalamay Tuulada Xawaadley Gudoomiyaha Maxkamadaasi Shiikh Axmed Xaaji Siid oo dhawaan isaga iyo wafti maamulka ka socda ay kasoo laabteen hawlo waanwaan ah ayaa sheegay in ay natiijo wanaagsan, nabadna la kala dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo Sheegtey in Dawo La’aan Ay Saameyn Xun ku Yeelatay Adeegyada Caafimaad Wasiir Axmed Shariif ayaa sheegay in dhibaatooyin dawo la’aaneed ay sabab u noqon doonto in inta badan ay xirmaan goobaha Caafimaad. Wuxuu hadlayay maalin kadib markii adduunka laga xusey maalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Kasoo Horjeestay Meelmarinta Mooshinka (Dhageyso) Xildhibaan Cabdi Fataax Nuur Mataan oo ka mid ah xildhibanada Barlamaanka ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan gabi ahaanba meel marka mooshinka. Waxa uu sheegay xildhibaankan in ay isku…