1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Ku Dhawaaqay Xiliga Mooshinka Loo Fariisanayo Waxaa haatan waraaq kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari lagu sheegey in 2-da bisha oo arbacada ah loo fariisan doono kulanka baarlamaanka ee lagu gudagalayo ajandaha kalsooni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacayo oo Lagu Qabtay Kulan Lagu Taageerayo Axmed Fiqi oo ah Musharax Maamulka Gobolada Dhexe (Dhageyso) Kulan maanta ka qabsoomey magaalada Gaalkacayo ayaa waxaa lagu taageerey hawlaha maamul u samaynta gobolada dhexe iyo waliba musharaxa xilka madaxtinimo ee maamulkaasi Axmed Macalin Fiqi. Waxaa kulanka ka hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland oo Kulan Ka Yeeshey Dhul Ka Maqan Maamulka (Dhageyso) Kalfadhiga 34-aad ee Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Sabti ah fadhigooda kaga hadleen sidii looga doodi lahaa dhulka ka maqan Puntland 7-sano iyo sidii xukumadda Cabdiwali Cali Gaas ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Qasaare xoogan oo ka dhashay dagaal beeleed ka socda Mudug (Dhageyso) Waxaa sii xoogeystay dagaal beeleed ka socda deegaan ku yaala gobalka Mudug, ka dib markii beelo halkaasi dega ay ku dagaalameen dhul daaqsin iyo sidoo kale godad cusbada laga qodo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deeq Lacageed oo maanta la gudoonsiiyay Wariyaal dhaawac ah oo ku jira Isbitaalka Madiina ee Muqdisho (Dhageysi iyo Sawiro) Waxaa maanta deeq lacageed la gaarsiiyay Ilaa Sedax Wariye oo siyaabo kala duwan ugu dhaawacmay magaalada Muqdisho kuwaa oo ku jira Isbitaalka Madiina. Lacagtaan waxaa iska soo kala uruuriyay qaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay xubnaha gudiga doorashada ee maamulkaasi Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarinta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in golaha wakiilada ee maamulkaasi ay ansixiyeen 7-xubnood oo ah gudiga doorashada Somaliland. Kulanka maanta waxaa shir gudoominaayay Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Degmada Afgooye oo lagu dilay nin la shaqeynayey maamulka degmadaasi Wararka naga soo gaaraya magaalada Afgooye ayaa sheegaya in halkaasi goor dhaweyd toogasho lagu diley wiil dhalinyaro ah oo la shaqaynayay maamulka magaalada, waxaanma haatan socda hawlgal lagu dabogalayo dadkii…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay waxqabadka dowladda Federaalka ee Todobaadkii lasoo dhaafay (War-saxaafadeed) Mogadishu, 29 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u dhaxeeya beelo walaalo ah oo ka socda gobalka Mudug (Dhageyso) Dagaal u dhaxeeya beelo walaalo ah ayaa lagu soo waramayaa in maanta uu ka soconayo duleedka deegaan lagu magacaabo Warshuba, oo ka mid ah gobalka Mudug. Dagaalkaan ayaa qarxay shalay,…