1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Boliis Ah Oo Ka Socda Dalka Uganda Oo La Keenayo Soomaaliya Waxaa socda qorsheyaal lagu geynayo saraakiil boliis ah Soomaaliya si ay uga caawiyaan dhismaha awoodda boliiska Soomaaliyeed. Mr Grace Turyagumanawe, agaasimaha boliiska gaar ahaan kuwa taageera nabadda oo booqasho ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dedaallo Loogu Gurmanayo Shacabka B/weyne Oo Laga Bilaabay Somaliland Qaar ka mid ah magaalooyinka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in xilligan ay ka bilowdeen dedaallo loogu gurmanayo shacabka B/weyne, oo dhibaato xooggan kasoo gaartay fatahaaddii uu magaaladaasi ku sameeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Ku Saabsan Geerida Taliyahii Ciidanka Booliiska Somaliland Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay geerida Taliyahii ciidanka Booliiska Somaliland oo xalay ku geeriyoodey Hargeysa. Wasiirka wasaaraddan, Maxamed Kaahin Axmed oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad Maanta La Gaarsiinayo B/weyne Guddiga Qaranka ee gurmadka fatahaadaha ayaa sheegay in maanta oo Khamiis ah ay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaarsiin doonaan gurmad ballaaran oo loogu talogalay dadka uu saameeyey fatahaadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyn: 4 Meyd Ayaa La Helay Tiro La Egna Waa La La’yahay Wararka ugu dambeeyey ee aan ka helnay magaalada Baladweyn ee xarunta Hiiraan ayaa sheegaya in la helay 4 meyd ah halka tiro intaasi la egna la la’yahay. Shariif Xasan Ganey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydad Laga Helay Wabiga Shabelle Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in saakay la helay Meydadka Labo ka mid ah Sideed qof oo lagu weysanaa Wabiga Shabelle, kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani “Gurmad Ayaan La Garab Taagannahay Dadka Ay Saameeyeen Fatahaadaha” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa ugu horreyn tacsi u diray ehlada iyo qaraabada dadkii ku dhintay Fatahaadda Wabiga Shabelle. Dani ayaa sheegay in ka Puntland ahaan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Fatahaadda Wabiga Shabelle Waxaa soo kordhaya tirada dadka ku dhintay Fatahaadda Wabiga Shabelle ee uu ka sameeyey qaar ka mid ah gobollada uu dalka ka maro. Afar qof ayaa la xaqiijiyey in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Wasiir Sabriye Iyo Hoggaanka Ahlu-sunna? Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud waxaa habeenkii xalay ahaa kulan ku yeshay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka, Cabdi Maxamed Sabriye iyo hoggaanka sare ee Ahlu-sunna Waljameeca. Waxyaabaha kulankan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Ku Baaqay in Gurmad Deg-deg ah Loo Fidiyo Muwaadiniinta Ku Dhibaateysan Fatahaadaha Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo…