Malaaq Shiino “Maanta looma kala kici doono ilaa aan ka doorano madaxweynaha Koonfur Galbeed” (Dhageyso) Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino oo ka mid ah waxgaradka ku howlan dhismaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ilaa maanta ay kusoo dooran doonaan madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed. Malaaq Shiino… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Ra'iisul wasaare Cabdiweli “Waxaan diyaar u ahay inaan aqbalo wasiirkii doonaya inuu is casilo ee garowsada inuu gudan waayay xilkii uu qaranka u hayey” (War-saxaafadeed) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka hadlay qoraal ay u gudbiyeen wasiiro ka mid ah xukuumada Soomaaliya, taa oo uga dalbanayeen in uu is casilo. War-saxaafadeed kasoobaxay xafiiska…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay magaalada Copenhagen ee Denmark Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeda magaalada Copenhagen ee dalka Denmark. Wafdigaan uu hogaaminaayo madaxweynaha waxay…
2 daqiiqo Afayeenka Maamulka Lixda Gobol oo Sheegey In Aysan Aqbali Doonin Doorashada Shirka Sedexda Gobol ee Koonfur Galbeed Faws Cabdi Nuur oo ah afayeenka maamulka Lixda Gobo lee Koonfur Galbeed ayaa Radio Goobjoog u sheegey in shirka ka socda Baydhabo ee Sedexda Gobol uusan waxbo ka quseynin, islamarkaasina…
2 daqiiqo Prof Jawaari “Ma Aqoonsan Doono Natiijo Kasta oo Kasoo Baxda Shirka Sedexda Gobol ee Koonfur Galbeed” Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari waxaa laga soo saaray qoraal ku aadan doorashada la filaayo in maanta ay ka dhacdo magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay. Qoraalka…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Cabdiraxmaan Cirro “Kursigaan waxaan baneyn doonaa markii la cadeeyo xilliga doorashada Somaliland (Daawo muuqaal) Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Wadani ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan wixii maalin kahor ka dhacay Baarlamaanka maamulkaasi iyo arimo doorashooyinka ku saabsan.…
2 daqiiqo Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh oo rajo ka muujiyay in uu dhamaado khilaafka kala dhaxeeya Madaxweyne Xasan (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa rajo wanaagsan waxa uu kanuujiyay in xilligaan uu dhamaado khilaafka kala dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Waxa uu sheegay Ra’iisul wasaaraha in uu…
3 daqiiqo Dadka Magaalada Buulo Burde oo Xoolo Nool Ku Bixinaya Dhismaha Garoonka Degmadaasi (Dhageyso) Dadka ku dhaqan degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegey in ay gashay rajo iyo yididiilo wanaagsan kadib markii halkaasi uu ka biloowdey dhismaha garoon dayuuradeed xili magaalada ay…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH: Dibadbax xoogan oo ka bilawday magaalada Baydhaba ee gobalka Bay Wararka ka imaanaya magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa waxay sheegayaan in dibadbax xoogan uu ka bilawday halkaasi, kaa oo ay dhigayaan shacab kasoo horjeeda in magaaladaasi lagu qabto…