1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa saaka ka jira deeganada maamulka Somaliland ee rabshadaha shalay ka dhaceyn (Dhageyso) Deegaano ka mid ah maamulka Somaliland waxaa shalay ka dhacay rabshado sababay dhimsaho iyo dhaawac, waxaana sidoo kale jiray hadal hayn aad u badan oo dhanka shacabka ah. Magaalada Burco…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raashiin la’aan iyo biyo yari laga soo sheegayo Buurdhuubo ee gobalka Gedo (Dhageyso) Deegaanka Buurdhuubo ee gobalka Gedo waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jiraan raashiin la’aan iyo biyo yari aad u baahsan, taa oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharax u taagan qabashada xilka Koonfur Galbeed oo cadeeyay in Berri ay dhici doonto doorashada (Dhageyso) Mid ka mid ah musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay in maalinta berrito ah ay magaalada Baydhaba ka dhici doonto doorasho loo dhan yahay. Musharaxan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiiska Dhexmaray Dowladda Federaalka iyo Maamulka KMG ah ee Jubba (Dhageysi iyo Qoraal) Kadib wafti wasiiro ah oo shalay safar ku tagay magaalada Kismaayo ayaa heshiis is afgarad ah lasoo saxiixdey maamulka KMG ah ee Jubba, wuxuuna heshiiska ka hadlayaa isku dhafka ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xoosh “Xildhibaanada qaska wada waxaa gadaal ka riixaya Nicholas Kay” (Dhageyso) Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay in khalalaasaha ka taagan baarlamaanka dhexdiisa ay ka dambeeyaan gacmo shisheeye oo uu ka mid yahay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagayso : Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysan kartaa Barnaamij Wareedka fiidnimo ee Goobjoog Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagayso : Xildhibaano Prof. Jawaari ku eedeeyey guddoon jilicsan Qaar ka mid ah xildhibaanadii mooshinka keeney oo saxaafadda la hadlay ayaa Guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ku eedeeyey hogaamin dabacsan, waxayna ugu baaqeen in uu iska casilo xilka.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Siilaanyo"Xildhibaanada Ixtiraam iyo Qadarin Ayey Mudan Yihiin, Waa In La Ixtiraamaa Laakin Wixii Sharciga Ku Xag gudba, Sharciga Kama Weyna” Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo Ka Kadlay Shaqaaqo Maanta Ka Dhacday Somaliland Halkan ka akhriso khudbadii iyo shirkii jaraa’id ee Siilaanyo “Waxaan ka xumahay in ay dhacdo maanta khilaaf iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Cabdiweli Barre iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan hoose ka dhageyso. Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo sawirada kulankii maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee Muqdisho Waxaa halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Sawirada kulankii maanta Baarlamaanka Soomaaliya ee aan qabsoomin, ka dib markii mar kale lagu buuqay gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Halkaan hoose ka daawo Sawirada. Sawir…