1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Buugii xaadirinta Xildhibaanada baarlamaanka oo la jeexjeexay Wararka ka imaanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la jeex jeexay buugii xaadirinta ee baarlamaanka Soomaaliya, xilli maanta ay kulan leeyihiin xildhibaanada. Barlamaanka Soomaaliya oo hadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyihii ciidamada Uganda ee AMISOM oo maxkamad lasoo taagay Kampala Col. Benson Olanya oo horey u ahaa taliyaha ciidamada Uganda ee AMISOM ee ka tirsan oo maxkamad militari lasoo taagay dalkaasi ayaa ka hadlay eedeymo loo heysto taasi oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihin doona, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kooxdii Fanka ee Dur-Dur oo dib loo asaasay Koox faneedkii caanka ahayd ee Dur-Dur ee xiligii dowladdii hore ee Maxamed Siyaad Barre ayaa dib looga asaasay dalka Maraykanka, iyaga oo magaalada Minneapolis ka qabtay bandhig faneed ay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha ku dhaqan Baladweyne oo fariin u diray madaxda dowladda iyo baarlamaanka Soomaaliya (Dhageyso) Odayaasha dhaqanka ee ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa fariin u diray madaxda ugu sareysa dowladda Federaalka ee Soomaaliya, taa oo ku aadan khilaafka xilligaan taagan. Nabadoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Qaaxada ee degmada Qoryooleey oo dawo la’aan laga soo sheegayo (Dhageyso) Degmada Qoryooleey ee gobalka Shabeelaha Hoose waxaa dhawaan laga hirgeliyay xarun caafimaad oo loogu tala galay in lagu daweeyo dadka Qaaxada qaba, iyadoo halkaasi ay jiifaan dad uu cudurkaasi soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gadiidleyda gobalka Shabeelaha Hoose oo ku dhawaaqay Shaqo joojin (Dhageyso) Gadiidleyda ka shaqeeya deegaano ka mid ah gobalka Shabeelaha Hoose ayaa ku dhawaaqay shaqo Joojin ay sheegeen in ay bilaabeen maalintii shalay ahayd. Darawalada gaadiidka ka shaqeeya degmada Qoryooleey iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali ku biiraysa ciidamada dalka Maraykanka Waxaa aad u yar tirada Soomaalida heysata dhalashada dalka Maraykanka eek u biira ciidamada dalkaasi, waxaase haatan la’isku dayayaa in Soomaalida lagu qanciyo in ay kusoo biiraan ciidamada. Koox ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyay xaaladda degmada Caabudwaaq oo dilal ay ka dhaceen (Dhageyso) Degmada Caabduwaaq ee gobalka Gal-gaduud oo shalay uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad halkaasi ku sugan ayaa degan , ka dib markii Laba qof halkaasi lagu dilay . Xaaladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo dib u soo celineysa Kaalintii fanka Soomaaliyeed uu ku lahaa Afrika iyo Carabta (War-saxaafadeed) Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga oo kaashaneysa Wasaaradda Warfaafinta ayaa markii ugu horeysay muddo 24 sano ah kadib Fanaaniin kala duwan oo heer qaran ah ay u diri doonaan…