WAR DEG DEG AH: Gudoomiyaha baarlamaanka oo aaday madaxtooyada iyo xildhibaanada oo qado dalbaday Warar hadda kasoo baxaya baarlamaanka waxa ay sheegayaan in guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari uu wadatashi u aaday dhanka madaxtooyadda Soomaaliya kadib markii ay u suurogali weysey in uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xildhibaanada kasoo horjeeda mooshinka Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo boorar lasoo galay xarunta golaha shacabka (Sawiro) Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo horjeeda mooshinka ka dhanka ah ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa soo qaatay booray ay ku qoran yihiin erayo kala duwan. Boorarka ay soo wataan…
1 daqiiqo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ku laabtay xafiiskiisa ka dib markii ay u suurta geli waysay in shirka uu furo Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo ku xigeenadiisa ayaa dib uga laabtay howlka shirarka ee baarlamaanka Soomaaliya, ka dib markii ay u suurta geli weysay in uu si…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH: Dibadbax dhimasho sababay oo haatan ka socda magaalada Burco Wararka ka imaanaya magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer ayaa sheegaya in halkaasi uu ka bilawday dibadbax xoogan oo ay dhigayaan dad careysan. Dadka dhigaaya dibadbaxa ayaa kasoo horjeeda mooshinka…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH: Ciidamada Somaliland oo xabsiga dhigay Laba xildhibaan iyo Afar Wariye Ciidamada maamulka Somaliland ayaa goor dhaw waxay xabsiga u taxaabeen Laba ka mid ah xildhibaanada maamulkaasi iyo Afar Suxufi oo Hargeysa ka howlgasha. Xildhibaanadaan ayaa taageersan xisbiga Wadani, waxaana ay…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH: Wasiiro ka mid ah xukuumada Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa goor dhaw gaaray wasiiro ka mid ah xukuumada Soomaaliya. Wasiiradaan ayaa kala ah, arimaha gudaha Cabdulaahi Goodax Barre, Gaashaandhiga Maxamed Sheekh Xasan…
1 daqiiqo WAR DEG DEG: Saxaafadda oo dibad joog ka ah xarunta golaha shacabka ee Muqdisho Waxaa maanta la filayaa in baarlamaanka Soomaaliya uu kulan ku yeesho xarunta golaha shacabka, iyadoo durba la Jeexjeexay buugii xaadirinta mudanayaasha. Wariyaasha loogu tala galay in ay soo tabiyaan kulanka…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH: Buugii xaadirinta Xildhibaanada baarlamaanka oo la jeexjeexay Wararka ka imaanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la jeex jeexay buugii xaadirinta ee baarlamaanka Soomaaliya, xilli maanta ay kulan leeyihiin xildhibaanada. Barlamaanka Soomaaliya oo hadda…
2 daqiiqo Taliyihii ciidamada Uganda ee AMISOM oo maxkamad lasoo taagay Kampala Col. Benson Olanya oo horey u ahaa taliyaha ciidamada Uganda ee AMISOM ee ka tirsan oo maxkamad militari lasoo taagay dalkaasi ayaa ka hadlay eedeymo loo heysto taasi oo ku…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihin doona, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka Goobjoog News