1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagayso : Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhagaysan kartaan Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Radio Goobjoog Dhagaysi wacan Goobjoog News
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoraaga Nuuradiin Faarax oo bixiyey waraysi xiiso badan Qoraaga Soomaaliyeed Nuuradiin Faarax ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay wargeyska New York Times, bogga Goobjoog News ayaa soo turjumey waraysiga Kuwee ka mid ah buugaagta aad habeenkii akhrisid? Waxaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kooxaha burcad badeeda Soomaalida oo weeraray markab laga leeyahay Israa’iil Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ee badda cas ayaa weeraray markab xamuul ah oo laga leeyahay dalka Israa’iil, sida ay maanta faafiyeen wargeyska Yuhuuda. Weerarka oo aanan natiijo laga gaarin ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg deg ah: Aabo iyo wiilkiisa oo lagu dilay Muqdishu Warar hadda nagasoo gaaray Xaafadda Macalim Nuur ee degmada Dharkeyley ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay Macalin Dahir Dheere oo ka tirsanaa ciidamada asluubta Soomaaliyeed iyo wiilkiisa. Dablaydan dilka geysatay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil ka socotay UNSOM oo Baydhaba kula kulmay odayaasha ku howlan dhismaha Koonfur Galbeed (Dhageyso) Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay waxaa maanta gaaray saraakiil ka socota xafiiska UNSOM, kuwaa oo kulamo la qaatay waxgaradka ku howlan dhismaha maamulka Koonfur Galbeed ee Sedaxda gobal. Malaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Iskuul oo maanta ku baratamay tartan aqooneedka Kedis ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Tartanka aqooneedka Kedis oo ay iska kaashanayaan Idaacadaha Goobjoog iyo Maandeeq, ayna taaba gelinayso Jaamacdda City ayaa maanta waxaa ku tartamay Afar Dugsi. Dugsiyadaan ayaa kala ahaa, Al-anwaar, Al-nashaat oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mootooyinka ka shaqeeya degmada Afgooye oo amar lagu siiyay in ay iska diiwaan geliyaan xarunta maamulka (Dhageyso) Maamulka degmada Afgooye ayaa ku amray dhamaan Mootooyinka ka shaqeeya degmadaasi iyo nawaaxigeeda in ay iska diiwaan geliyaan xarunta maamulkaasi ka dib markii ay sheegeen in ay caawiyaan dadka Isbaarooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga oo soo bandhigtay rag lala xiriirinaayo Al-shabaab, hub iyo gaadiid (Dhageyso) Wasaaradda amniga xukuumada Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay rag ay sheegeen in ay Al-shabaab ka mid yihiin iyo sidoo kale hub iyo Laba gaari oo ay wateen. Afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Jeneraal Goobaale oo isku day dil ka badbaaday Wararka ka imaanaya deegaanka Maryan-gubaay ee gobalka Shabeelaha Hoose kuna dhaw degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose waxay sheegayaan in halkaasi Qarax Miino lagula eegtay kolonyo gaadiid ah oo uu…