Cabasho laga muujiyay waxyaabaha waqtigooda dhaca ee lagu daadiyo xaafado ka mid ah degmooyinka Muqdisho (Dhageyso) Xaafado ka mid ah degmooyinka Hliwaa iyo Yaaqshiid ayaa dadka kunool waxay siweyn uga cabanayaan waxyaabo dhacay oo lagu soo daadiyay wadooyinka xaafadahaasi qaar. Xaafadaha kala ah Towfiiq, Juungal, Carafaad,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Shacab cabasho ka muujiyay boob ay sheegeen in lagu hayo dhul ay ka deganyihiin degmada Hodon ee Muqdisho (Dhageyso) Qaar ka mid ah dadka ku nool deegaanka Soona Key degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in dhul boob sharci daro ah lagu haayo dhulkii danta guud ee halkaas…
1 daqiiqo Guddigii loo xil saaray baarista tacadiyadii AMISOM lagu eedeeyay oo warsaxaafadeed soo saaray guddigii dhawaan dowladdu u xil saartay baarista kufsi lagu eedeeyay iney geysteen ciidamada AMISOM ay kulan ayqaanteen Guddigani wuxuu maanta oo ay taariikhdu tahay 20ka Oktoobar yeeshay kulankoodii ugu horeeyay dood…
1 daqiiqo Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland oo kasoo horjeestay shirkii arimaha Garsoorka ee dhawaan Muqdisho ka dhacay (Dhageyso) Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland Dr Maxamuud Xasan Cismaan ayaa kasoo horjeestay shir arimaha Garsoorka looga hadlaayay kaa oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Xeer ilaaliyaha in…
1 daqiiqo Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaynu kusoo qaadan donnaa qodobo isugu jira warar iyo wareysiyo. Waxaa Barnaamijkaan idiin daadihin doona Wariyaasheena kala ah…
2 daqiiqo Faah faahin:- Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho iyo Xildhibaano la dhaariyay (Dhageyso) Fadhiga Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo dhacay markii Labaad tan iyo markii la daah furay kulanka kalafadhiga Shanaad ee mudanaayasha, waxaa soo xaadiray 164 xildhibaan oo ka tirsan mudayaasha Baarlamaanka, waxaana…
2 daqiiqo Dhageyso: Goobjoog fm oo shirka shidaalka Soomaaliya ee ka furmay London ka wareysatay Maamulaha shirkadda CWC Mustaf Al-baali Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shir looga hadlaayo Saliida iyo Gaaska Soomaaliya, waxaana shirkaan ka qeyb galaaya madax isugu jirta Soomaali iyo Ajaaniib.…
1 daqiiqo Shil sababay geerida askar ka mid ah dowladda Federaalka oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho (Dhageyso) Deegaanka Tareedishe ee duleedka magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay shil gaari kaa oo sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira oo soo gaaray ciidamo ka mid ah dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Shir looga hadlayo Shidaalka iyo Gaaska Soomaaliya oo ka furmi doona magaalada London Waxaa maanta magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu wadaa in uu ka furmo shir balaaran oo la doonayo in looga hadlo Shidaalka iyo Gaaska Soomaaliya, kaa oo ay ka qeyb…
1 daqiiqo Xildhibaanada baarlamaanka oo hadda kulan ku qaadanaaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho (Dhageyso) Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa haatan kulan ku leh xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha baarlamaanka oo furitaanka kulankan ka hadlay waxa uu sheegay inay maanta soo xaadireen mudanayaal gaaraya…