1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gudoomiyahii degmada Dhoobleey oo is casilay Gudoomiyahii degmada Dhoobleey ee gobalka Jubada Hoose ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi, iyadoona ay jireen warar laga sii daayay warbaahinta qaar oo sheegayay in is casilaadiisa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana si wadajir ah halkaan idiin kaga soo jeedinaaya Maxamed Cabdi Xuseen iyo Kowthar Maxamed C/raxmaan Cilmi. Barnaamijkeena…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudiga Shirka Garbahaareey oo ka warbixiyay ciidamo is hortaag ku sameeyay shirkaasi (Dhageyso) Guddiga shirka magaalada Garbahaarey ayaa sheegay inuu shirka marayo meel wanaagsan kadib markii saaka ay soo ifbaxeen warar sheegaya in in habsami u socodka shirka la qal-qal galiyay. Afhayeenka shirkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobalka Hiiraan oo sheegay in isbedal dhanka amniga ah laga dareemayo gobalka (Dhageyso) Maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegay in xilligaan isbedal dhanka amaanka ah laga dareemayo dhamaan deegaanada maamulkaasi gacanta ugu jira. Maxamed Ibraahim C/laahi oo ah gudoomiye ku xigeenka ee dhanka siyaasadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax ka dhan ah dhismaha Koonfur Galbeed ee Sedaxda gobal oo Baydhaba ka dhacay (Dhageyso) Dibadbax looga soo horjeedo qorshaha lagu dhisayo maamulka Koonfur Galbeed ee Sedaxda gobal ayaa maanta ka dhacay xaafadaha magaaladaasi. Waxa dibadbaxaan soo abaabulay xubnaha sheeganaya maamulka K/galbeed ee Lixda gobal,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Olole nadaafadeed oo ka bilawday degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho (Dhageyso) Degmada Boondheere ee gobalka Banaadir waxaa si rasmi ah uga bilawday olole nadaafadeed, taa oo ay iska kaashanayaan dadka deegaanka iyo maamulka degmadaasi. Gudoomiyaha degmada Boondheere Qasim C/laahi Xasan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo laga dalbaday in shuruud la’aan ay kusii dayso wariyaasha Shabelle iyo SKY (Dhageyso) Maamulka Idaacadda Shabelle iyo suxufiyiin maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si wadajir ah u dalbaday in si sharuud la’aan ah loo sii daayo afarta wariye ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyay dibadbax ka dhacay magaalada B/weyne ee gobalka Hiiraan (Dhageyso) Dibadbax balaaran oo ay dhigayeen shacab aad u badan ayaa maanta ka dhacay magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan, waxaana la helayaa faah faahino dheeraad ah. Shacabka ayaa dibadbaxa waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij wareedka subaxnimo ee Idaacadda Goobjoog, waxaana barnaamijka aynu kusoo qaadanay qodobo xiiso badan. Barnaamijka waxaa saaka idiin daadihinaaya Maxamed Cabdi iyo Raaxa Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG:- Banaanbax xoogan oo hadda ka socda Magaalada B/weyne Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka bilawday dibadbax xoogan oo ay dhigayaan shacab aad u badan. Shacabkaan ayaa isugu…