2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan oo xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka cusub ee midowga Afrika u magacawday Soomaaliya Madaxwaynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Maman Sidikou. Mudane Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika oo baaraya kufsiga lagu eedeeyay ciidamada AMISOM Madaxa guddiga midowga Afrika Dr Dlamini-Zuma ayaa sheegtay in la sameynayo koox baarta xad gudgub hay’adda Human Rights Watch ay sheegtay in lagu sameeyay dumar Soomaali ah kaas oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir nabadeed oo maanta ka furmay degmada Balanballe (Dhageyso) Shir lagu xalinayo aanooyinka qabiil ee ku soo kordhay deegaanada waqoooyi ee gobolka Galgaduud ayaa maanta ka furmay degmada Balanballe. Guddoomiyaha Balanballe Hareeri Xasan Barre ayaa sheegay in caqabada haysata…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Kaxda oo faahfaahin ka bixiyay haweeney lagu dilay degmada (Dhageyso) Maamulka degmada Kaxda ayaa faahfaahin ka bixiyay haweeney la sheegay in uu dilay saygeeda oo ku nooleyd degmadaasi. Guddoomiyaha degmada Kaxda Cabdi Kaamil oo la hadlay Goobjoog FM ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug oo mar kale dalbaday in la mideeyo Galgaduud iyo Mudug (Dhageyso) Maamulka Galmudug ayaa mar kale ku celiyay in laga shaqeeyo mideynta gobolada Mudug iyo Galgaduud intii laga shaqeyn lahaa kala goyntooda. Maxamuud Cawaale oo ah guddoomiyaha degmada Hobyo ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM:Ciidamo aan la soo baarin kama imaan doonaan Sierra Leone Wakiilka midowga Afrika ee Somaliya ahna madaxa hawl galka midowga Afrika ee AMISOM danjire Maman S. Sidikou ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in ay ka feejigan yihiin in cudurka Ebola…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer ilaaliyaha qaranka oo digniin u diray hay'adaha dowladda Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Axmed Cali Daahir ayaa uga digay hay’adaha kala duwan ee dowladda Federaalka dhaqan gelin la’aanta sharciyada uu baarlamaanku ansixiyo islamarkaana uu saxiixo madaxwayne Xasan Sheekh.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin ku sugan gobolka Hiiraan oo ku baaqay joojinta dagaalka Deefow Siyaasiyiin iyo wax garad ku shiray magaalada Beledwayne ayaa ku baaqay in si sharuud la’aan ah loo joojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday deegaanka Deefow ee gobolka Hiiraan. Siyaasiyiintan ayaa shirkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho:Meydka haweeney si xun loo dilay oo saaka laga helay degmada Kaxda Waxaa saaka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir lagu arkay meydka qof dumar ah oo u muuqday in ceeji lagu dilay, dad ku sugan degmada Kaxda ayaa u sheegay Goobjoog FM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo beeniyay war dhawaan ay shaaciyeen kooxda la socodka xayiraadda Soomaaliya iyo Eretria (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxba kama jiraan ku sheegay xog ay baahisay dhawaan Kooxda dabagalka hubka ee dalalka Somaliya iyo Eritrea Monitoring Group, taa oo ku aadan in madaxweynaha…