1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Maxay Ka Tiri Shirka Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka si horudhac ah uga hadashay shirka iskaashiga caalamiga ah oo maanta lagu wado inuu ka furmo magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ay Ka Qeybgalayaan 50 Dowladood Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah uu ka furmo shirka madasha iskaashiga Soomaaliya, waxaana ka qeybali doona in ka badan 50 dowladood, kuwaasi oo taageera Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Kenya oo Dalbaneysa Dib u Dhigista Dacwada Badda ilaa 6 Bilood Oo Kale Dowladda Kenya ayaa la sheegayaa iney qorsheyneyso dib ugu noqoshada maxkamadda cadliga adduuka ee ICJ si y helaan ilaa May sanadka dambe. Warkan oo ay Goobjoog News ka heshay mas’uuliyiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Dhismaha Cusub Ee Dahabshiil Oo Noqday Midka Ugu Quruxda badan Maamulka, Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya mudane Cabdi Casiis Lafta gareen iyo maamulaha Koonfurta iyo badhtamaha ee shirkadda Dahabshil Goup mudane Xassan Cabdi Cawad ayaa goobjoog ka ahaa axaddii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Ka Laabtay u Wakiilashadiisii DFS Ee Doorashada Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga laabtay u wakiilashadiisii wasaaradda arrimaha gudaha ee ku aadaneyd doorashada Galmudug. Wuxuu Xaaf qoraalkiisa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno iyo Wasiirro Ka Hadlay Abaar Ka Jirta Gedo, Jubbaland Wasiiro, xildhibaanno, aqoonyahanno iyo qaar ka mid ah burshada ka soo jeeda gobalka Gedo ayaa si weyn uga deyriyay xaaladda abaaraha ka taagan gobalka Gedo iyo deegaanno dhaca dowlad gobaleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Go’aanno Muhiim Ah Oo Ka Soo Baxay Shirka Xisbiga Wadani Shirkii 2-aad ee golaha dhexe ee Xisbiga Waddani oo maalintii labaad kasocda magaalada burco kana qeyb galayaan inkabadan 350 xubnood ayaa lagu ansixiyay . 1 .Xoghayaha guud ee Xisbigaasi Khadar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadale Oo Mashaariic Horumarineed Laga Hirgelinayo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka HirShabeelle MD Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu Hogaaminayay oo Gaaray Degmada Cadale ayaa Xarigga ka Jaray Mashaariic Horumarineed oo Laga Hirgaliyay Degmo Xeebeedka Cadale.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faarax Macallin: Maalqabeennada Soomaaliya Waxay Ka Wareegeen Kenya Siyaasiga Faarax Macallin ayaa sheegay in ay soo baxday digniin sanad kahor uu kasoo saaray siyaasadda arrimaha dibadda Kenya, kuna aadan in la adkeeyo xiriirka Soomaaliya, gaar ahaan dhanka dhaqaalaha.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Geelle Oo Ka Hadlay Sida Lagu Xallin Karo Khilaafka DFS Iyo Jubbaland Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo sida lagu xallin karo khilaafka u dhaxeeya Jubbaland iyo dowladda federaalka Soomaaliya. Geelle oo…