1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaritaan Lagu Hayo Xildhibaanno Kenyan Ah Oo L Sheegay Iney Haystaan Baasaboor Soomaali Ah Dowladda Kenya ayaa baaritaan ku haysa xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dalkaasi, islamarkaana la sheegay iney haystaan Baasabooro Soomaali ah. Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka Musuqa ee Kenya ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka ICJ Oo Laga Yaabo Iney Mar Kale Dib u Dhigto Dhageysiga Dacwada Badda Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale si cad u diiday in dib loo dhigo codsi ay Kenya u gudbisay maxkamadda cadliga adduunka ee ICJ kaas oo ah in dhageysiga dacwada badda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Wafdiga Qatar iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed? Madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada Koonfun galbeed iyo Hirshabeelle ayaa kulan la qaatay wafdi ka socday dowladda Qadar kuwaas oo maanta soo garay magaalada caasimadda ah ee Muqsisho. Kulanka labada Madaxweyne ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Hanaanka Deyn Cafinta Soomaaliya Ma Suurtageli Doonto Inta Ay Villa Soomaaliya… Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan khilaafka DFS iyo sidoo kale maamulkiisa. Axmed Madoobe oo khudbad dheer ka jeediyey munaasabad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Golaha Wasiirada Oo Kulan Ka Yeelanaya Khilaafka Maamulkooda Iyo Villa Somalia Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa isaga oo ku sugan Boosaaso wuxuu kulan degdeg ah isugu yeeray golahiisa wasiirada. Sida wararku ay sheegayaan, kulankaan ayaa ah mid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Gacan Ka Geysan Doona Horumarinta Waxbarashada Soomaaliya Wasiirka waxbarashada xukuumadda federalka Soomaaliya ;Cabdullaahi Goodax Barre ayaa xaruunta UNESCO ee Magaalada Paris (France) kulan kula qaatay Dr; Abdalla A. Al Rabeeh oo ah lataliyaha Boqorka Sacuudi Carabiya, isla…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Oo Dhameystiran Waxaa goordhow la soo saaray war-murtiyeedka shirka Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya kaas oo muddo 2 maalin ah ka soconayey magaalada Muqdisho iyada oo la xusay in waxyaabo badan la qaban lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Madasha Xisbiyada Qaran Oo Maalintii 2-aad Galay Waxaa maalintii 2-aad galay shirka “Madasha xisiyada Qaran” ee ka socday magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galaya in ka badan 10 xisbi siyaasadeed. Madasha waxaa ay xisbiyada ku dhiseen hoggaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dani Oo Xog Dheeraad Ah Ka Bixiyey Sababta Puntland Uga Qeybgali Weysay Shirka Ka Socd Muqdisho Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sababta maamulkiisa aanu uga qeybgalin shirka iskaashiga caalamiga ah ee ka socda magaalada Muqdisho. Ugu horreyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Shirka Iskaashiga caalamiga ah Oo La soo Gabagabeynayo Waxaa maanta caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho lagu soo gabagabeynayaa Shirka Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 50 dal oo caalamka ah iyo hey’ado dowli…