1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani Oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada Kismaayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Madaxweyne Xaaf Ka Yiri Guddiga Farsamada Maamul u Dhisidda Galmudug? Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga hadlay guddiga wasaaradda arrimaha gudaha DFS u magacawday Galmudug. Xaaf ayaa sheegay in ay kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Magacawday Guddiga Farsamada Ee Maamul Dhisidda Galmudug Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacawday guddiga farsamada maamul dhisidda dowlad goboleedka Galmudug. Guddigan la magacaabay ayaa ka kooban 13 xubnood, waxaana ay iska soo dooran doonaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Qeybgashay Shir Ku Saabsan Macdanta Oo Ka Dhacay Geneva Shir ay isugu imaadeen in ka badan 80 Wadan oo ay Soomaliya qayb ka tahay ayaa ka furmay Wadan ka Swezerland gaar ahaan Magaalada Geneva. Goobta uu Shirka ka furmay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Laga Soo Sheegayo Degmada Buulo-burde Ee Hiiraan Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa guddoomiyahii degmadaasi ee dhowaan xilka laga qaaday iyo ku xigeenkiisii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Agaasimahii Talafeshinka Universal Ee Somaliland Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen agaasimahii Talefeshinka Universal ee Somaliland, Maxamed Caabi Digaale. Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah suxufiyiinta ku sugan Hargeysa,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka Oo Ku Dhawaaqay Taageero Dhaqaale Oo Uu Siinayo Soomaaliya Dowladda Germany ayaa sheegtay inay Soomaaliya siineyso $73 million oo taageere dhaqaale ah iyadoo ballanqaadday inay xoojineyso xiriirka u dhaxeeya labada dal. Ambassador Annett Gunther ayaa ballanqaadkan jeedisay xilli uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamuud Sayid Aadan “DFS Haddii Aysan Soo Deyn Wasiir Janan Cawaaqib Xun Baa Ka Dhalanaya” Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya in si shuruud la’aan ah kusii deyso wasiirka wasaaradda amniga maamulkaasi, C/rashiid Janan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Muqdisho Oo Sameeyey Barakacayaasha Iyo Isku Socodkii Magaalada Magaalada Muqdisho waxaa saakay ka da’ay roob saacado socday, kaasi oo saameyn weyn ku yeeshay isku socodkii dadweynaha iyo sidoo kale dadka barakacayaasha ah. Biyahii kasoo hooray roobkay ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo u Jawaabtay DFS Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay habraacii doorashooyinka baarlamaanka Jubbaland ee ay soo saartay wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya. Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, wasiirka wasaaradda warfaafinta Jubbaland ayaa isaga…