1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta Jabuuti Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Soo Gaaray Muqdisho (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa saakay soo gaaray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda warfaafinta ee dowladda Jabuuti, Ridwaan C/laahi Bahdoon, waxaana lagu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 Markab Oo Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumeysta Xeebaha Soomaaliya Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay tirada maraakiib ay sheegeen in ay si sharci darri ah uga kalluumeystaan xeebaha maamulkaasi iyo sidoo kale dalalka laga leeyahay. Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle oo Magacowday Guddiga Madaxbannaan ee Xuduudaha Wasaaradda arrimaha gudaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa magacowday guddiga madaxabannaan ee xuduudaha iyo federaalka dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Guddigaan ayaa lagu magacaabay wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Bakool Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Xudur ee gobolka Bakool. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre: Aan Ilaalinno Qarannimadeenna, Xuduudaha Badda, Hawada iyo Dhulkaba Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay munaasabadda lagu maamuusayey maalinta calanka Soomaaliyeed oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in cid walbo oo Soomaali ah…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka Soomaaliyeed, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 65-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay Calanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Maanta La Caleema-saarayo Iyo Mas’uuliyiin DFS Ah Oo Ka Qeybgalaya Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa ka soconaya qabanqaabada munaasabadda caleema-saarka madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Madoobe, oo maanta lagu wado iney ka dhacdo magaaladaasi. Ammaanka guud ee magaalada Kismaayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Jiheynta Hawada Soomaaliya oo iyadiiba Jaho-wareersan Maamulka Duulista Hawada ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray amar cusub oo ku wajahan duulimaadyada aadaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Casharada Laga Barnayo Tagista Madaxda Kala Duwan ee Kismaayo Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee dowladda gobaleedka Jubbaland gaaray madax kala duwan kuwaas oo la filayo iney ka qeyb galaan caleema saarka Axmed Maxamed Islaam Madoobe…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti-dhowrka: $20 Milyan oo Deeq Ah Ayaan La Ogeyn Meel Ay Martay, Qeybta 1-aad Ilaa $20 Milyan oo ka timid deeq bixiyeyaasha caalamka ayaan lagu shubin xisaabta dowladda federaalka ah ku leedahay bangiga dhexe, sidaasi waxaa lagu sheegay warbixin uu talaadadii soo saaray hanti-dhowrka.…