1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha Kenya oo dib ugu noqday Nairobi Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saaka dib ugu laabtay magaalada Nairobi maalin kadib markii uu noqday madaxwaynihii ugu horreeyey isagoo xil haya hor taga maxkamadda dambiyada adduunka. Markii uu gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Shaqada: Macquul ma ahan in dhalinyarada dhan la shaqaaleysiiyo (Dhageyso) Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in suurta gal aysan ahayn in dowladda ay shaqaaleysiiso inta badan dhalinyarada Soomaaliyeed. Wasiirka wasaaradaasi Luqmaan Ismaaciil Maxamed ayaa xusay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Maxamuud Cali Magan: Shirka Magaalada Garbahaarey waa mid wada tashi ah Xildhibaan Maxamuud Cali Magan ayaa sheegay in shirka ka socda Magaalada Garbaharay uu yahay mid wada tashi ah oo ay ka qayb galayaan inta badan beelaha wada dega Gobolka Gedo.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Uhuru Kenyatta oo maxkamadda caalamiga ee dambiyada hortagay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta oo arbaca ah abaarihii 11-kii subaxnimo kasoo hor muuqday maxkamadda caalamiga ee dambiyada, halkaasi oo uu ku wajahayo eedeymo la xiriira dambiyo ka dhan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha dalka oo dib ugu soo laabtay Muqdisho Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay maanta magaalada Muqdisho kadib gudashada waajibaadka xajka oo uu sandkan u tagay boqortooyada Sucuudiga.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoobiyeyaal la isku weydaarsaday deegaanka Buulo Gaduud Tiro hoobiyeyaal ah ayaa lagu soo waramayaa in ciidamada maamulka ku-meel gaarka Jubba oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo xarakada Al-Shabaab ay isku weydaarsadeen deegaanka Buulo Gaduud ee gobolka Jubbada hoose.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha Kenya oo maanta hor tagaya maxkamadda ICC Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa lagu wadaa maanta oo Arbaco ah in uu hor tago maxkamada dambiyada culus ee ICC oo ku taalla wadanka Holland. Kenyata ayaa maalinkii shalay xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo howl gal ka fuliyay deegaanka Goof Gaduud Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ka socda Itoobiya ayaa howl gal baaritaan ah maanta ka bilaabay deegaanka Goof Gaduud ee gobolka Baay. Guddoomiyaha maamulka deegaankaasi Axmed Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Cadaado oo la adkeeyay xilli dhowaan uu shir ka furmayo (Dhageyso) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in aad loo adkeeyay amniga degmada Cadaado oo dhowaan uu ka furmayo shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee dalka. Afhayeenka maamulka Ximan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Xamar jajab oo baaraya khasaaraha iska hor imaad ka dhacay nawaaxiga dekeda Muqdisho Maamulka degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay baaritaan ku hayaan khasaarihii ka dhashay rasaas ay nawaaxiga dekedda Muqdisho isku weydaarsadeen ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka…