1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Ka Hadlay Arrimaha Safaaradda Ay Soomaalida Ka iibsatay Washington Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay xariga ka jaray safaaradda Soomaalida ka iibsatay caasimadda Mareykanka Washington. Madaxweyne Farmaajo oo ay wehliyeen wasiirkiisa arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta oo UNka u Sheegay Iney Wada Hadal Badda Ah Doonayaan iyo Farmaajo oo u Jawaabaya Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka hadlayey kulan madaxeedka jimciyadda Qaramada Midoobey ayaa sheegay in mar walbo ay Kenya ka go’antahay In muranka xadka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Dib u Dhigtay Calaama saarka Madoobe Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in dib loo dhigay xaflada caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Lama sheegin waqtiga kale ee laga dhigay. Qoraalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DAAWO: Shacabka Oo Rafaad u Mara Helista Warqadda Dambi La’aanta Ee CID Shacab badan oo doonaya iney helaan waraqadda dambi la’aanta ee CID ayaa rafaad u mara sidii ay warqaddan ku heli lahaayeen xilli dhowaan la sheegay in dib u habeyn ballaaran…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Uhuru Kenyatta oo Farmaajo Uga Guuleystay Shuruudo Ay Ku Jiraan Ajendaha Kiiska Badda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu dambeyntii u hoggaansamay ajendaha iyo cadaadiska dalka Kenaya ee ahaa in wada hadal kasta oo labada dhinac ah ay qeyb muhiim ah ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Kala Hadashay, Arrinta Duulimaadka Kismaayo 23-kii bishan ayeey ahayd markii shirkadaha duulimaadyada lagu wargeliyey in muddo Saddex cisho ah aanay wax duulimaad ah ka sameyn karin magaalada Kismaayo, kadib warqad ay ka heleen hay’adda duulista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muranka Badda: Kenya oo Mar Kale Dalbatay in Dacwada Aan La Dhageysan November 4 Kenya ayaa la xaqiijiyey iney mar kale dib ugu laabtay maxkamadda qaadeysa dacwada badda ee ICJ, iyada oo sheegtay in ay ku yartahay 2-bada bil ee la siiyey ee ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Finland oo Dowladda Federaalka ah ugu Deeqday EUR 13 million Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Finland ayaa dowladda federaalka ee Soomaaliya ugu deeqday ilaa EUR 8.1 million ($8.9 million) iyada oo u soo marineysa sanduuqa MPF ee bangiga adduunka. Lacagtan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dani Oo Magacaabay Taliyaha Nabad-sugidda Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay agaasimaha guud ee hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka maamulkaasi. Wareegtada ayaa u qorneyd sidan: Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga UPD Oo Cambaareeyey Xayiraadda Madaxweyne Shariif Kuna Baaqay Shirweyne Degdeg ah Xisbiga Midowga Nabadd iyo Horumarka(UPD) ayaa si kulul u cambaareeyey falkii lagu hor istaagay safarka madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed iyaga oo ka digay in hey’adaha qaranka…